Jamaal cabdi badal

Jamaal cabdi badal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamaal cabdi badal, College & University, Burco.

Photos from Jamaal cabdi badal's post 06/10/2021

Ciidamada somaliland gaar ahan KUWA socdalka ayaa MANTA hargisa KA bilabay in ay ururiyan dadka Ethiopia KA ah si LOOGU celiyo wadankodi

Photos from Jamaal cabdi badal's post 27/09/2021

Hawd WAX KA QURUX BADAN ma JIRO

27/09/2021

Ala haw naxristo majajilaystihi wayna

22/09/2021

Zakariye Jakarta oo ah Youtuber ah ayaa xabsiga loo taxabay

Muuqalada iyo su,aalaha UU DADKA waydiyo
Ayaa marar h**e masuliyintu gobolku uga digeen INU joojiyo

21/09/2021

4 sano KA DIB maxa KA xirgalay Ballan qaadki madaxweyme muuse BIIXI ?

15/09/2021

Madaxwayne muuse BIIXI cabdi IYO
Siyaasiga SIDA WAYn UGA soo horjeda ee
Shucayb maxmed muuse oo si kadis ah UGU
Kulmay gabilay

Photos from Jamaal cabdi badal's post 15/09/2021

Munasibada sagoontinta gudomiyihi h**e ee gobolka togdheer IYO gudomiyaha cusub

Munasabadas oo aay soo abaabulen dhalinyarada gobolka togdher KUNA maamusen LABA masuul una soo jediyen talooyin IYO dardaran

Photos from Jamaal cabdi badal's post 15/09/2021

Madaxwaynaha jamuhuriyada somaliland
Mudane *muuse BIIXI cabdi)
Ayaa SAAKA la shaaheyaya shacbiga KU dhaqan gabilay

Aragtidada

Photos from Jamaal cabdi badal's post 15/09/2021

Gudi hoosadka dhaqLaha maaliyada iyo ganacsiga ee goloha wakilada somaliland
GUDOMIYE IYO GUDOMIYE KU xigen


Gudoomiyaha waxa loo dortay mudane apdirashid APDILAHI muse (cagawayne)

GUDOMIYE KU xigen waxa loo dortay mudane ahmed maxmed hurre (barkhad)

Gudoomiyaha cusub ee gudida hoosadka dhaqalaha maaliyada IYO ganacsiga oo war baahinta la hadlay ayaa yidhi

Hadii ILAHAY yidhaahdo WAX AANU KU HAWLanan DOONA shaqadii AY bulshadu NOO soo doreen ee goloha AANU UGA wakiilka NAHAY una qabilsanahy

15/09/2021

Duqa MAGALADA Barbara
Ayaa yidhi WAXAN U SHEGAYA bulshadayda
CID KASTO hurumarka degmada berbera KA xun WAXAN ku karbashayna rasaasna uga
Dhigayna wax qabad

Photos from Jamaal cabdi badal's post 13/09/2021

Basadir oo muqdisho soo gaadhay

Photos from Jamaal cabdi badal's post 13/09/2021

/_sawiro/) Dr ADNA ADEN oo shir calami ah KAGA qaybgashay dalka maraykanka

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco