Oxford Academy Burao

Oxford Academy Burao

Share

Oxford International Academy Burao is the first centre of languages, Skills and Trainning program

Photos from Oxford Academy Burao's post 03/05/2024

Baro Mudo kooban kuna shaqeyso, Xirfadaha Graphic Design iyo Quick book "Excel accounting" oo Dhameystiran.H**e isku diwaan geli
Ardeyda la qaadanayaa wey xadidantahay
Wixii faahfaahina h**e ugaadh xafiiska ama Iska diwaan geli WhatsApp Number 0638354444.

..

28/04/2024

Baro Xirfad Mudo kooban, kuna shaqeyso.

Waxa la ogeysiinayaa Bulshaweynta Burao, In Oxford Academy Burao, idin diyaarisey xirfad Muhiima taas oo lagu baranayo Mudo kooban, xirfadaas oo ah "Diploma in , laguna baranayo dhamaan qeybaha kala duwan Design-ada, theory Iyo Practicalba, ardeyda la qaadanayaa wey xadidanyihiin 30 ardey oo kelia, ardeygu markuu dhameeyo wuxuu helayaa shahaado diploma ah oo dhameystiran,
FG: labada ardey u sareeya waxa la siinaya abaal Marino qalia, pls h**e isku diwaan geli yaaney ka buuxsamin, waa fursad Qalia, wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xidhiidh WhatsApp Number: 063-8354444 ama Nagu soo Booqo Xafiiska ama soo raac Link WhatsApp hoose.https://chat.whatsapp.com/G7lt0AKelyO5xCmHAt4D6h

14/04/2024

Waxa la ogeysiinaya Macaliminta Shaqo doonka ee ku nool Gobolka togdheer iyo Nawaxigeeda fursad shaqo oo ka banaan _Burco, Boos,

: 16/04/2024

Wixii information ama Ducoment ah Kusoo dir Numberada Ka muuqda Sticker
Mahadsanidin...

16/03/2024

to OXFORD INTERNATIONAL ACADEMY Department of Trainning program.

Free short Courses.

-Ma tahay qof xiisanaya inuu iskii u shaqo iyo xirfad u Abuurto
-Ma tahay qof Raba inuu diyaariyo Muqaalo iyo Sawiro qurux badan.

Hadaba waxaanu ku diyaarinay SHORT COURSE "VIDEO SHOOTING & EDITING oo lagu baran doono Habka loo Duubo Video iyo Hagaajintooda (video shooting & Editing).

Waa short course Free ah oo aanu ugu talo galnay kor uqaaadida tayada muuqaal Duubista iyo hagaajinta Muuqalada,dhalin yarada Gobolka.

Kaliya ardayga waxa looga bahan yahay
-inuu bixiyo 5$ oo is diwaan gelin ah, shahaadaduna waa bilaash

-Mudada uu tababarku soconaayo waa 1 months
Maal maha la dhiganayo waa khamiista iyo Jimcaha gelinka H**e iyo Gelinka dambe.

AVAILABLE SHIFT
Subaxa : 9:00am--12:00pm
Gelinka Dambe: 3:45pm--5:30pm.
Wixii inta dheer nagala soo xidhiidh numberada: 63-4299127-659404225, Ama soo raac Link Wathassp:https://chat.whatsapp.com/KtQVqGTuuno0lgX6pBVHSH

Oxford Academy Burao Oxford International Academy Burao is the first centre of languages, Skills and Trainning program

08/03/2024
07/03/2024

Kusoo dhawoow Oxford International Academy Burao.
Machadka Oxford International Academy wuxuu kuugu bushaaraynayaaa inuu qaadan doono fasalo cusub oo lagu baranaayo luuqada English qaybaheeda kala duwan sida.
1.English Pronunciation A to Z
2.Speaking 🔊 Skills
3. Listening 🎶 Skills
4.Reading 📚 Skills
5. Writing ✍️ Skills
Iyo waliba IELTS Exam Preparation.
Waxaad kuugu diyaarsan Oxford International Academy macalimiin takhasus ku ah luuqada english ugana soo baxay heer jamacadeed iyo manhaj dajisan oo lagaaga keenay jaamicada Oxford University London, England
Mudada la dhigan doono waa 1 sano
Heerarka aad mar doontaan waa 6 levels

A1 Beginner
A1 Elementary
B1 Pre_Intermediate
B2 Intermediate
C1 Upper_Intermedaite
C2 Advanced
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh WhatsApp numerka 0638354444 ama nagu soo booqo xafiiska.

05/03/2024

Kusoo dhawoow Oxford International Academy Burao.
Machadka Oxford International Academy wuxuu kuugu bushaaraynayaaa inuu qaadan doono fasalo cusub oo lagu baranaayo luuqada English qaybaheeda kala duwan sida.
1.English Pronunciation A to Z
2.Speaking 🔊 Skills
3. Listening 🎶 Skills
4.Reading 📚 Skills
5. Writing ✍️ Skills
Iyo waliba IELTS Exam Preparation.
Waxaad kuugu diyaarsan Oxford International Academy macalimiin takhasus ku luuqada english ugana soo baxay heer jamacadeed iyo manhaj dajisan oo lagaaga keenay jaamicada Oxford University London, England
Mudada la dhigan doono waa 1 sano
Heerarka aad mar doontaan waa
A1
A2
B1
B2
C1
C2
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh WhatsApp numerka 0638354444 ama nagu soo booqo xafiiska.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Badhabadha
Burco

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:30
Tuesday 06:00 - 21:30
Wednesday 06:00 - 21:30
Saturday 06:00 - 21:30
Sunday 06:00 - 21:30