03/04/2025
Waxaan idiinku bushaaraynayanaa dhamaan bahda barashada qaybaha kala duwan ee caafimaad ka inaan bilaabi doonno Free courses.
Hadaba waxa ugu horayn doona barashada dawada ( Pharmacology ).
Si aad uga mid noqoto ku biir YouTube channel ka hoose ⏬️
https://www.youtube.com/
゚
Abdikani H. Salah Ku soo dhawoow Ak Medical Lecturer channel, waxaanu kusoo gudbin doonnaa muuqaalo caafimaad, waxbarsho, dhiirigalin, iyo talo bixino waadna ka faa'idi doontaa bidni'laah. Fadlan nagu soo biir oo subscribe dheh lana wadaag asxaabtaada si ay uga faa'idaystaan. Mahadsanid!
30/08/2022
22/08/2022
08/08/2022
07/08/2022
14/07/2022
04/07/2022