Shaacir primary schools

Shaacir primary schools

Share

Shaacir waa dugsi hoose/dhexe iyo KG.

kaas oo bud-dhig uu u yahay dhisidda jiil ka ka dhisan aqoonta, akhlaaqda, diinta, dad-la dhaqanka, ixtiraamka iyo ilaalinta dhaqanka suuban ee bulshadda.

14/07/2024

H**e usoo gaadh hoyga aqoonta.

Isqoristu iskuulka ayey ka socotaa, waalidka sharfanow nasoo booqo.

16/05/2024

HAPPY GREAT 18 MAY💚🤍❤️💯

07/02/2024

Ku dhawaw shaacir primary schools
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa waalinka
Sharafta leh dugsigu qaadanayo fasalo cusub sida kg 1aad 2aad 3aad iyo 4aad ee h**e ugaadh ✍💯

Photos from Shaacir primary schools's post 07/11/2023

School shaacir buu noqde bulshayahy hamoogaan 💫

Photos from Shaacir primary schools's post 24/10/2023

Shalay oo ay taariikhdu ahayd.
23/10/2023 waxaa school ka Shaacir primary schools nagu soo booqday agaasime shamsadiin ismail ardaydana ujeediyey khudbad ku saabsanayd ardayga guulaysta astaamaha lagu garto iyo wacyi gelin dheeraad oo uu siiyey maamuluhu.

26/04/2023

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco