26/08/2026
Maahir School
Hadafka dugsigu waa kobcinta tacliinta iyo akhlaaqda ubadka
26/08/2026
22/07/2026
Bushaaro....Bushaaro....Bushaaro.
Kusoo dhawoow waalid macadka barashada shareecada Islaamka iyo luuqadda Carabiga, ee Imaamu Axmed Inbu Xambal/Burco.
05/07/2026
11/05/2026
Bandhiga astaamaha qaran somaliland ee dugsiga MAAHIR SCHOOL
04/05/2026
Saaka waxaa barxada dugsiga maahir ka qabsoontay munaasibada bandhiga hidaha iyo dhaqanka soomaalida
Munasibadaas o ay soo qaban qaabiyeen maamulka iyo macalinka madada soomaligu ayaa waxa si wayn uga qayb qaatay badiba ardayda dugsiga o dhan
Ardaydu waxay halka kuso bandhigeen riwaayado hiddo iyo dhaqan ah heeso hawleedayadii kebbeda iyo haanta caanaha iyo barnaamijyo badan o hidaha iyo dhaqanka saomaalida ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |