25/08/2026
๐ HAMBALYO IYO GUUL! ๐
Candlelight Schools waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda iyo waalidiintooda kadib natiijooyin aad u wanaagsan oo laga gaadhay imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025/2026.
๐ Average-ka guud ee dugsiga: 90.87%
โ
Gudubtay: 51 arday (100%)
โ Aan gudbin: 0
Hambalyo dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta dadaalka weyn ka qayb qaatay guushan. ๐๐
25/08/2026
Maamulka, Macalimiinta iyo guud ahaan bahwaynta Candlelight Schools Burao waxay boogaadin iyo hambalyo udirayaan ardayda fasalada Form 4 iyo 8 oo natiijo wacan ka gaadhay imtixaanki shahaadiga ah oo saaka lagaga dhawaaqay xarunta imtixaanaadka ee Gobolka Togdheer.
Sanadkan Dugsiga waxaa ka aflaxay
240 : Dugsi Sara
51 : Dugsi dhexe
17/08/2026
๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐ฏ๐๐๐๐/๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐
๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐
๐ช๐๐๐ ๐ฎ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ป๐๐๐๐๐.
02/08/2026
Dugsiga Sare ee Candlelight oo Waalidiinta La Wadaagay Natiijooyinka Imtixaannadka Sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Maamulka Dugsiga Sare ee Candlelight ayaa maanta si rasmi ah ula wadaagay waalidiinta ardayda natiijooyinka imtixaannaadka sanad-dugsiyeedka โโ2025 02026โโ. Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd in waalidiinta lagu wargeliyo heerka waxbarasho ee ubadkooda, horumarka ay
sameeyeen, iyo meelaha u baahan in la sii xoojiyo.
Maamulka dugsigu wuxuu uga mahadceliyey waalidiinta wada-shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin dugsiga.
Sidoo kale, waalidiinta waxaa lagu dhiirrigeliyey inay sii wadaan taageerada iyo la socodka waxbarashada carruurtooda, si loo sii xoojiyo tayada waxbarashada iyo guulaha mustaqbalka.
Ugu dambayn, maamulka Dugsiga Sare ee Candlelight wuxuu hambalyo u diray dhammaan ardaydii dadaalka muujisay, wuxuuna u rajeeyey guulo dhamaan ardayda.