26/07/2025
Markisku waxa uu ogaysiinayaa Barayaasha quraanka kariimka ah ee M/burco in ay markiska ka Banaan yihiin labadan boos
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imaamu Shaafici Quranمركز الإمام الشافعي, School, Saylada, Burco.
26/07/2025
Markisku waxa uu ogaysiinayaa Barayaasha quraanka kariimka ah ee M/burco in ay markiska ka Banaan yihiin labadan boos
29/05/2025
Waxa saaka kullan adag dhex Maray Laba kooxood Oo kamida ah Fasallada inamada G/danbe, Labada kooxod Oo ay Kala wateen
Maxamed C/rashiid iyo C/xaafid saleeban
Waxa aanay Guushu Raacday Maxamed C/rashiid
22/08/2024
Qalin Jabinta ardayda Markizka imaamu shaafici
Qeybta 2aaad
22/08/2024
Xaflada Qalin Jabinta
Markazka imaamu shaafici
19/08/2024
ترقبوا قريبا
03/04/2024
Markizka imaamu shaafici waxa Aad ugu Hanbalyeynayaa Ardayda Kaalmaha H**e Ka Gashay Tartanka Quraanka Kariimka ah Ee g/ togdheer
Ardaydaas Oo Ku tartamaysa Magaca Markiska
1) Xamda Cabdi Cabdillahi (Kaalintaa 2aad) Qeybta 30ka Juz
2) Liibaan Mahad Cismaan (Kaalinta 2aad ) Qeybta 20ka juz
3) Luqmaan Cawaale Jaamac (Kaalinta 1aad) Qeybta 10ka Juz
4) Nashaad Maxamed C/laahi (Kaalinta 1aad) Qeybta 10ka Juz