19/09/2025
Congratulations
Nursing Department
Education Page Faculty of ICT is one of the Faculties of Alpha University Burao
19/09/2025
Congratulations
Nursing Department
26/08/2025
ALPHA UNIVERSITY ODWEINE 3rd BATCH.
THESIS DEFENSE 📙📕
28/07/2025
~~~JAAMACADDA ALPHA OODWEYNE~~~
Ardayday sanadka 2025 ka baxaysa oo martay imtixaankii u danbeeyay ee OSCE. Dhamaan waxaan u rajaynaynaa guul.
19/11/2024
Hambalyo Hambalyo
Guddomiyaha jaamacadda Alpha University Burao Prof.Abdikeni Ibrahim wuxu hambalyo iyo duco ba u diraya madaxweynaha cusub ee dalka MD.Dr. Abdirahman Mohamed Abdilahi Irro iyo ku xigeenkiisa Mohamed Aw Ali Abdi.
Wuxuu ilaahay uga baryaya inuu ku asturo xilkaa bulshadu u dooratay kana dhigo mid ka shaqeeyo horumarka, midnimada iyo walaalnimada shacabka.
Alla mahad leh.
Alpha University
13/09/2024
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊
Hambalyo Dhamaan ardayday sanadkan dhamaysatay waxbarashada heerka kowaad. 🎊🥳🎊🎉
Alpha University Odweine
22/11/2023
........ O g a y s i i s .....
Jaamacadda Alpha faraceeda magaalada Oodweyne waxa ay ogaysiinaysaa dad weynaha ku dhaqan Gobolka Daadmadheedh, in ay qaadanayso kuuliyado cusub oo isugu jira heerka shahaadada Degree-ga iyo heerka Diplomada, kuwaas oo kala ah:
Degree Program
✅️ Department of ICT
✅️ Department of L.L.B LAW
✅️ Department of Public Administration
✅️ Department of Nursing and Midwifery
Diploma Program
✅ Nursing
✅ Midwifery
✅ Public Administration
Haddaba waxa la ogaysiinaysaa dadweynaha ku dhaqan guud ahaan Gobolka Daadmadheedh in ay si toos u bilaabantay diiwaangelintii, ee fadlan wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 0634372169
22/11/2023
Alpha University Odweine
Department of Public Administration
Admission Open
22/11/2023
Alpha University Odweine
Degree Programs
Faculty of L.L.B Law
Odweine Campus
17/10/2023
Alpha University Odweine
Kulan aqooneed iyo soo dhawayn ay Jaamacadda Alpha University Odweine u qabatay ardayda sanadkan 2023 dhamaysatay dugsiyada sare ee gobolka Daad-Madheedh.
.
#2023
16/09/2023
Hambalyo Hambalyo 🎉 ✨️ Abdilahi Muse Cashuur oo noqday Ardaygii ugu sareeyay (Honor-ka) 🎖🏆 kuuliyada ICT.