Al-misbaax schools

Al-misbaax schools

Share

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al-misbaax. Burco
Tilmaan= Masjidka Tuurta dhankiisa Waqooyi-galbeed

25/08/2026

Hambalyo, hambalyo, hambalyo.

Waxa ay maamulka iyo macallimiinta dugsigu si mug leh ugu hambalyaynayaa ardayda dugsiga Al-misbaax schools oo guul way kasoo hooyay imtixaankii ay ku afmeerayeen dugsiga dhexe ee sannad dugsiyeedkii 2025/2026. Waalidiinta iyo hawl wadeennada dugsigu ba si wadar ah waxay ugu hambalyaynayaan dhammaan ardayda natiijadoodu hoos ku xusan tahay.

ALLE AYAA MAHAD LEH

24/08/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’
Maamulka Dugsiyada Al-misbaax schools Burco, waxa ay ogaysiinayaan dhammaan shaqaalaha dugsiga, macallimiinta iyo Ardayduba iney fasax yihiin maalinta berri ah ee Salaasada, taariikhduna ku beegan tahay ๐Ÿ๐Ÿ“-๐ค๐š ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, munaasibadda ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐›๐ข ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ ๐.๐.๐Š.๐‡., oo ku beegan 1๐Ÿ-๐ค๐š ๐‘๐š๐›๐ข๐ข๐œ ๐š๐ฅ-๐€๐ฐ๐ฐ๐š๐ฅ ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡ ๐š๐ฐ๐ ๐ž๐ž๐.

22/08/2026

๐Ÿ“ข FURSAD SHAQO โ€“ AL-MISBAAX KG & SCHOOL

Al-Misbaax KG & School waxay raadinaysaa macallimiin karti, khibrad iyo dadaal leh si ay ugu soo biiraan kooxdeena.
๐Ÿ”น English Teacher โ€“ Primary School
๐Ÿ”น Islamic Teacher โ€“ Primary School
๐Ÿ“Œ Haddii aad buuxinayso shuruudaha ku xusan poster-ka, fadlan soo dir CV-gaaga, Cover Letter iyo shahaadooyinkaaga.
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ž Tel: +252 634 337 553 / +252 634 286 168
โฐ Deadline: 27 August 2026

Fursaddan la wadaag qof aad u malaynayso inay ku habboon tahay. ๐ŸŒฑ๐Ÿ“š

Photos from Al-misbaax schools's post 18/08/2026

Ku soo dhawoow goob waxbarasho oo ubadkaaga si Hagar laโ€™aan ah laguugu barbaarinayo, diinta iyo maadigaba laga dhisayo. Al-misbaax schools waxa uu kuugu bushaaraynayaa in fursadda barbaarintu well u furan tahay ubadka iyo bulshada reer Burco ba.


17/08/2026

Waxa dib u furmay sannad dugsiyeedkii waxbarasho ee 2026/2027. Waxa aanu bulshada reer Burco ugu bushaaraynaynaa in is diwaangelintii sannad dugsiyeedku ka socoto gonna waxbarashada ee dugsiyada Al-misbaax schools. Soo dhawaada Bulshada reer Burco ee ubadkooda waxbarashada la jeceloow.

31/07/2026

FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2026-2027

๐Ÿ“ŒBARI OO SABTI AH 1/8/2026

31/07/2026

๐—”๐——๐— ๐—œ๐—ฆ๐—ฆ๐—œ๐—ข๐—ก ๐—ข๐—ฃ๐—˜๐—ก.

Waxa la ogaysiinayaa waalidiinta iyo dhammaan bulshada jecel waxbarasho tayo leh in isdiiwaangelinta Dugsiga Al-Misbaax hadda si rasmi ah u furantahay

โœ… ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—น๐—ฒ๐—ต.
โœ… ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ah oo ku habboon waxbarashada iyo koboca ardayga

Kusoo dhawaaada Dugsiyada Al-Misbaax Schools

23/07/2026

Bushaaro Bushaaro Bushaaro.

Dugsiga Al-Misbaah KG, Primary and Intermediate School waxa uu idiinku bushaaraynayaaa in dib loo furay is diiwaangelinta fasallada cusub ee sannad dugsiyeedka 2026 - 2027, waxa la qaadan doonaa Fasallada KG, 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, iyo 5aad.
Si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah la Soo xidhiidh taleefannada hoos ku xusan ama noogu kaalay xaruunta dugsiga.


.

19/05/2026

Xafladdii dabbaaldegga sannadguuradii 35aad ee dusks 18 may oo ay ku sidaan tahay xafladda xidhitaanka tartan aqooneedkii dugsiga Al-misbaax schools ayaa si habsami leh noogu qabsoomay.

Happy 18 may to all Somalilanders.

17/05/2026

Aqoonsi iyo Adkaysi


Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Tuurta
Burco

Opening Hours

Monday 06:30 - 11:40
Tuesday 06:30 - 11:40
Wednesday 06:30 - 11:40
Saturday 06:30 - 11:40
Sunday 06:30 - 11:40