TV MURTI MAAL
murtida afkaga hooya ku hoodana
Xiil dhiban daalxa
25/07/2018
Qaaran kala luumay mise dawlaado wada daagan qiime aduguba wiixi kaga so baxa
07/12/2016
Sheekaba sheekay keenta
Tariikhda somalida waxa lagu yaqana hadalada murtida ah ama sheeko an lafahmiin oo dadka badankisu hadal cadiya ay modan πππ
Dawladi gacan kudhiigle siyad bare waxay galafatay naf iyo maal cabdi rashiid cali sharmarke ayaa ugu h**eeyay oo ladilaay mudo kadiib
Siyaad bare waa lanacay nin reer Somaliland oo muri yaqaana ayaa waxa uu sogaly maqaxii ay kabuuxan ciidanki faqaashta waxa uu gacaanta ku sita hal shiilin
Waxanu ku dhawaaqaya
# # yaa liibano labeeyay askarti waxay modayaan in uu ninkani dawar sanayo waxay udhibeen kiso gadhaba wixi uu jeebada ku hayo marka lays yidha u dhiiba wuu diida waxanu ku ceeliya maad gaarane uu kadi kkkk mudokadib ayaa lawaydiyay oo layidhi maxad uga jeeday βββ
Wxuxu yidhi waxan uga jeeday yaadilaya siyadbare oo liibanayπ·π―π·π―π·π―π·π―
Sheeko cawa
Nin baa xaaskiisa ugu yeedhay "Daa'uus la moodyeey?" waxay tiri daa'uuska ma jecliye "Geenyooy" i dheh illeen geenyaan ahaye.
Kulahaa isagii "muhiimadu waa inaad xayawaan ahaatid uune kaalay duca qabto" hhhhhh.
Faara yaashumaba naxaan wuu kucadeeyey πππ
09/09/2016
Nabi suleymaan cs ayaa aaday arΓΈos qaraabada ah isagoo u socda ayaa waxaa jidka kaga horyimid MALAKUL MOWT wuxuna ku yiri :- suleeymaanoow xageed u socotaa ?
Nabiga cs ayaa ugu jawaabay :- waxaan u socdaa aroos qaraabada ah , hadaba malakul mowtkii ayaa yiri :- caawa waxaan u socdaa inaan arooska nafta ka qaado ,
nabi suleymaan aad buu u murugooday wuxuuna niyadda iska yiri :- ma waxaad aadaysaa meel isku bedelaysa murugo iyo oohin sidaas ayuu uga haray habeenkii arooska ,
aroortii marku waagu beryey ayuu nabi suleymaan u tagay arooskii AABiHIISa ,
aabihii ayaana ku yiri : nabi allow maxaad xalay u imaan wayday arooska ?
Hadaba nabi suleymaan isagoo ka jawaabin su'aashaas ayuu la kulmay MALAKUl mowtkii wuxuuna ku yiri :- maxaad xalay u tiri arooska ayaa nafta ka qaadayaa ?
Malakul mowtkii ayaa yiri :- waa run oo allah ayaa isoo diray inaan nafta ka qaado , balse amar kale ayaa ka dambeeyey oo allah ayaa i amray inaan dib u noqdo waayo guriga arooska waxaa agfadhiday Islaan miskiin ah oo gaajeysan markaas ayuu wiilka aabihiis si wanaagsan oo sharaf leh u soo dhaweeyey islaanta miskiinta ah ,
isla markiina islaanti ayaa u duceysey Arooska iyo Aroosada iyada oo ilaah uga bariday cimri dheer iyo caafimaad iyo awlaad kheyr qabta inuu ilaah kala siiyo ,
Ducadaas ayuuna ilaahay u aqbalay ..
Subxaanallaah allow ducadeen naga aqbal marwalba aan duceeysano ama noola duceeyo Aan ku dadaalno caawinta masaakiinta inshaa allah
25/08/2016
Maxamed Cali Samatar maanta ayaa lagu duugay Muqdisho isagoo waliba aas qaran loo sameeyay. Shacabka reer Soomaaliya halyeey ka baxay weeyaan. Bulshada ku dhaqan Somaliland gaar ahaan Burco iyo Hargeysana, waxay u yaqaanneen dhiigya-cabe xasuuq uu ka gaystay qirtay, walibana afkiisa ka qirtay. Madaxkamad ayay ku la galeen reer Somaliland carriga Maraykanka, waanay ka guulaysteen -dabcan way is ka caddayd in uu bixiyay amarkii xasuuqa - Haatan dhimay wuxuu gaystayba. Ilaahay Quraankiisa waxa uu innoogu sheegay aayad macnaheedu ahaa, ".... kuwa cadhada qarsada. dadkana iska saamaxa. ilaahay waxa uu jecel yahay kuwa sama-falayaasha ah." Haddii aynnu hadda sii higaaddinno oo aynnu habaarno maydka Cali Samatar, innagana wax inoo tari mayso isagana waxba ka qaadimayso. Ilaahay waxa uu xisaabinayaa camalkiisii h**e. Yaynaan noqon ummad maydki ka baxsan waayaye, isaga iyo Ilaahiisii abuurtay ma isku daynnaa?
24/08/2016
Masuulki ugu sareeyay waadanka sexde dalkaya kataliya
01/02/2016
DAWLADA SOMALIYA OO JOOJISAY DUULIMADKI UU KAL BIIXI JIRAY HARGAYSA IYO MUQDIISHO
TAASO MUUJINAYSA CADAWADA CUUSUB OO XAGA SIYASADA
waxa lasheega inta bada haamo kaso carya xeeba somaliya oo ay dadku shaki ka qaban lkn hamaha waxa loo adeegsado halkan kadawo
manso ka tuurjumaysa qiimaha ragu leeyahay lana dardarmaya dumarka manta jiira
hhhhhhhhhhh kaluunkay cunan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Burco