Al Huda S. School - Form four - page

Al Huda S. School - Form four - page

Share

BURAO BRANCH Burco

30/10/2021

✨❤

Photos from Al Huda S. School - Form four - page's post 20/09/2021

Iido faysa maxamed cismaan waa ardayad ka mid ah ardayda gashay kalmaha h**e ee dugsiga dhexe,

Iyadoo gashay kaalinta kobaad ee gobolka
togdheer

Ardayadan *iido faysal* waxay ka mid tahay ardayda dugsiga hoose,dhexe,sare ee *cali binu abii dalib*
dugsigan oo ku yaala magaalada *burco*
gaar ahaan, xaafadaha ay ka midka yihiin *Tuurta ,jarmalka,kenyada* iyo xaruumo kale

Maha markii kobaad ee uu kalin ka galo gobolka togdheer ee waxa uu h**e u galay kaalmo kala duwan , *somaliland iyo Gobolka Togdheer ba*

11/09/2021

AXADA

Photos from Al Huda S. School - Form four - page's post 25/06/2021

24-6-2021

Malintii shalay ahayd oo uu noso dhamaday immitixan kii fasalka 4aad oo guul noguso gaba gaboobay

GABAYGII BEERKA KA OGSOONI

Bowdada markii aan ka jabay boqonka taagiisa
Habeenkiiba way bidhan lahaa bahalkii cawlaye

Ragii barqabyada ii qalqalay beerka ka ogsooni
Ragii buurta dheer igala baxay berka ka ogsoni

Ba CilLaamo goortay dhamaan iga dul boyaysay
Ba Sadhaysan baga inay i tidhi berka ka ogsoni

Ragii Burunji inuu igu ag cuno ii bariidinayay
Ee aan barkale ii tarayn beerka ka ogsooni

Ninkii balad shisheeye iga jiray soona bixi waayay
Ee in aan bogsado uun jeclaa beerka ka ogsoni

Laxaad waa badhaadhee hadduu ii bogsado xoogu
Haddii biixiyaha Eebahay isugu kay beego

ABAAL BADHA, ABAAL BUDHA, ABAAL BUDH IYO DHEERAADA
NINBA KIISA KAAN UGU BEDELI BEERKA KA OGSOONI

Waxa tiriyay : Abwanka Gabayxaddi

18/06/2021

INSHA ALLAH GUUL AYAYNU RAJAYNAA DHAMANTEEN

19-6-2021/ Sabti

12/04/2021

رمضان مبارك 🥰

أهنئكم بما هنّأ رسول الله صلى الله عليه وسلم أصحابه بقدوم شهر رمضان إذ قال :
"أَتَاكُمْ رَمَضَانُ ، شَهْرٌ مُبَارَكٌ ، فَرَضَ اللَّهُ عَزَّ وَجَلَّ عَلَيْكُمْ صِيَامَهُ ، تُفْتَحُ فِيهِ أَبْوَابُ السَّمَاءِ ، وَتُغْلَقُ فِيهِ أَبْوَابُ الْجَحِيمِ ، وَتُغَلُّ فِيهِ مَرَدَةُ الشَّيَاطِينِ ، لِلَّهِ فِيهِ لَيْلَةٌ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ ، مَنْ حُرِمَ خَيْرَهَا فَقَدْ حُرِمَ ". 🌙✨

الْلَّھُم أَهِلَهُ عَليْنَا بِالْأمْنِ وَالإِيْمَانِ وَالْسَّلامَةِ وَالْإِسْلَامِ وَالْعَوْنٓ عَلَى الْصَّلاةِ وَالصِّيَامِ وَتِلَاوَةِ الْقُرْآَنِ الْلَّھُمّ سَلِّمْنَا لِرَمَضَانَ وَسَلِّمْهُ لنا وَتَسَلَّمْهُ مِنّا مُتَقَبَّلاً يٓارٓبٓ العٓالِٓمينْ .

08/04/2021

The best teacher of the year was Mr Ali Mohamed Farah
Mathematics's Teacher 🥰♥️

بارك الله فيك يا أستاذنا الفاضل

02/04/2021

02/04/2021

Wargalin:

Dhamaan ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare alhuda waxlagu wargalinaya inay isa ka soo xaadiriyaan school ka markay amintu tahay 7:30 ilaa 8:00 iyago kulan kaagara la yeelan doonan maamumlka school ka iyo macaliminta


Alla mahadleh

02/04/2021

Only Form four

labada chapter ba ku galaysaan examki
chemistryga

Form four exam chapters ▪︎chapter one : enthalpy change ▪︎chapter two: chemical

🥰👨‍🎓👩‍🎓

01/04/2021

G U U L A Y S T A Y A A SH I I , SH A L A Y

Form Three Girls 🧑‍🎓👩‍🏫

31/03/2021

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo

Saaka waxa so gababa gaboobay tartan kii school Al Huda Secondery School Burao branch
Wajigiisi labad

Halkas oo ay isugu imaaden afar fasal oo kala ah , F1A, F2B, F3B, F4B,

Guushuna Ku raacday Hablaha

31-4-2021

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


BURAO BRANCH
Burco
00252