University of Burao

University of Burao

Share

University of Burao is a Public University located in Burao, Somaliland.

The University of Burao (UB) is a community-based higher education institution established in 2004 in Burao, the capital city of Togdheer region in Somaliland. We extend a warm welcome to anyone interested in the University of Burao and encourage you to learn more and even consider helping where possible. There are many opportunities to support UB, whether you are a member of the Somali Diaspora,

23/08/2026

๐ŸŽ‰ We are proud to share this recent publication!

๐Ÿ“– Publication Title:
โ€œDrivers of household poverty in Somaliland: empirical evidenceโ€

๐Ÿ‘ฅ Authors:
Hamse Abdiwahab Abdilahi

๐Ÿ›๏ธ School of Postgraduate Studies and Research
University of Burao, Burao, Somaliland

๐Ÿ“š Journal: Cogent Social Sciences
๐Ÿ† Q1 Journal
๐Ÿ“Š Indexed in Scopus & Clarivate
๐Ÿ“… Published online: 16 August 2026
Link: https://www.tandfonline.com/doi/full/10.1080/23311886.2026.2717872

This research provides empirical evidence on the key drivers of household poverty in Somaliland, contributing valuable insights to poverty reduction, socioeconomic development, and evidence-based policymaking.

Congratulations to our researcher and authors on this important scholarly achievement! ๐ŸŽ“๐Ÿ‘

22/08/2026

Tartanka Koobka Kubadda Cagta ee Jaamacadda Burco

Xafiiska Arimaha ardayda ee jaamacadda Burco, waxa uu idiin la wadaagaya in markale la furi doono tartanka kubadda cagta ee u dhexeeya kulliyaddaha ama waaxyaha jaamacadda Burco.

Sannadkii h**e waxa ku guulaystay koobkan kulliyadda ICT-ga, halka sannadkii ka h**eeyay ay ku guulaystay kulliyadda beeraha.

Sannadkan kulliyaadee ayaad u rajaynaysaa inay qaadi doonan hanashada koobkan?

Photos from University of Burao's post 22/08/2026

Kulliyadda Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah (College of Agriculture and Natural Resources) ee Jaamacadda Burco ayaa dhir kala duwan ku wareejisay Ururka Samafalayaasha Magaalada Burco (BURCO VOLUNTEERS), taas oo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo bilicda iyo ilaalinta deegaanka.

Kulliyaddu waxay mar kasta gacan ka geysataa hawlaha la xidhiidha horumarinta deegaanka, daryeelka iyo fayodhowrka deegaanka, bilicda deegaanka, iyo ka hortagga saamaynta isbeddelka cimilada.

Dhirta la wareejiyey ayaa la filayaa inay kaalin ka qaadato bilicda magaalada, kordhinta dhirta iyo cagaarka, hagaajinta deegaanka, iyo kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku aaddan ilaalinta deegaanka.

Kulliyadda Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah waxay mar kale muujisay sida ay uga goโ€™an tahay inay bulshada kala shaqayso ilaalinta deegaanka, horumarinta dhirta iyo dhiraynta, iyo abuurista deegaan caafimaad qaba oo waara.

Deegaan cagaaran waa nolol wanaagsan, mustaqbal waara, iyo bulsho caafimaad qabta.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 6aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 5aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 4aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 3aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 2aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Photos from University of Burao's post 20/08/2026

Qaybta 1aad ee sawiraddii Xafladda Qalin-badalashada.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Sha'ab Area
Burco

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00