Al Burhan School’s

Al Burhan School’s

Share

Soo dhawoow
Ku soo dhawoow Cismaan binu cafaan schools مدرسة الجوزية هي مدرسة عبر الإنترنت لتعليم وتحفيظ القرآن والتجويد والسنة وأساسيات اللغة العربية

22/01/2026

𝐀𝐥-𝐁𝐮𝐫𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐨𝐥𝐬
𝐓𝐨𝐠𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧, 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.

إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ وَلَذِكْرُ اللَّهِ أَكْبَرُ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا تَصْنَعُونَ
Salaaddu waxay qofka ka reebtaa xumaanta iyo falalka foosha xun, xuska Ilaahayna wuu ka weyn yahay (dhammaan camallada kale), Ilaahayna wuxuu ogyahay waxa aad falaysaan.

𝐐𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 :
Branch-1:
Xaafada RIIGA : 4047799,
Branch-2:
Xaafada HODAN : 4047798,
Branch-3:
Xaafada PLAZA : 7007009,
Hadaba wixii faahfaahina waxaad kala xidhiidhaa numberada kor ku qoran

16/01/2026

𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦; 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗

Waxa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo shaqaalaha Al-Burhan Schools in dugsigu fasax yahay maalinta beri ah oo ku beegan 𝗦𝗮𝗯𝘁𝗶 bishuna tahay 𝟏𝟕 𝐉𝐚𝐧, 𝟐𝟎𝟐𝟔 xuska munaasabadda 𝗜𝘀𝗿𝗮’ 𝘄𝗮𝗹 𝗠𝗶𝗰𝗿𝗮𝗮𝗷𝗸𝗮 awgeed.

Dugsigu waxa uu dib u furmayaa oo shaqadu bilaabmaysaa maalinta 𝗔𝘅𝗮𝗱𝗱𝗮, 𝟭𝟴 𝗝𝗮𝗻 𝟮𝟬𝟮𝟲.

04/01/2026

𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐬 𝐎𝐩𝐞𝐧!
Join Al-Burhan Schools and build a bright future for your child 🌱.

Soo dhawaada , Cidii dugsiga Al-burhaan ku soo biiraysa

Marwalba dugsigu waa Idin heellan yahay.

𝐐𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 :
Branch-1:
Xaafada RIIGA : 4047799,
Branch-2:
Xaafada HODAN : 4047798,
Branch-3:
Xaafada PLAZA : 7007009,
Hadaba wixii faahfaahina waxaad kala xidhiidhaa numberada kor ku qoran

02/01/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵: Dhammaan maamulka, barayaasha, waalidiinta iyo ardayda Dugsiyad AL-burhaan Schools gaar ahaan Farac Hodan , waxaannu si xushmad & qaddarin leh idiinku wargelinaynaa in maanta uu ku eegyahay fasaxii yaraa ee u dhexeeyey labada kal-waxbarasho. Sidaa darteed waxaa dib inoogu bilaabayaa waxbarashadii Teeramka Labaad ee sannad-dugsiyeedkan 2025-2026, maalinta berri-to ah oo Sabti ah, taariikhdu tahay 3-da Janaayo, 2026.

𝗤𝘂𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗶𝘀 𝗳𝗶𝗿𝘀𝘁!
Waalid waxa uu kuu diyaariyey dugsiyadda Al-Burhaan schools, barayaal aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan, goob ku haboon waxbarshada iyo ardayga laga dhisaayo dhanka waxbarashada diiniga ah, tan maadiga ah oo maanta anfacaysa ardayda.

𝗔𝗹𝗹𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆𝗻𝘂 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗲𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯 𝗶𝘀𝘂𝗴𝘂 𝗸𝗲𝗲𝗻 𝘀𝗼𝗼 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗰𝗲𝗹𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗯𝗮.

Photos from Al Burhan School’s's post 13/12/2025

𝐀𝐥-𝐁𝐮𝐫𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐨𝐥 – 𝐁𝐫𝐚𝐧𝐜𝐡 2
𝐓𝐨𝐠𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧, 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.

𝐌𝐢𝐝-𝐓𝐞𝐫𝐦 𝐄𝐱𝐚𝐦 𝐁𝐞𝐢𝐧𝐠

Waxa si wanaagsan oo degen u socda Imtixaankii Kala badhka Sanad dugsiyeedka2025-2026

Waxaanu u wada Rajaynaynaa ardayda ku jirta imtixaankaas in uu Ilaahay u fudaydiyo , guul wanaagsanna ka siiyo.

Qaybaha Dugsiga :
Branch-1:
Xaafada RIIGA : 4047799,
Branch-2:
Xaafada HODAN : 4047798,
Branch-3:
Xaafada PLAZA : 7007009,
Hadaba wixii faahfaahina waxaad kala xidhiidhaa numberada kor ku qoran

28/11/2025

𝐀𝐥-𝐁𝐮𝐫𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐨𝐥 – 𝐁𝐫𝐚𝐧𝐜𝐡 2
𝐓𝐨𝐠𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧, 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.

𝐌𝐢𝐝-𝐓𝐞𝐫𝐦 𝐄𝐱𝐚𝐦 𝐁𝐞𝐢𝐧𝐠 𝐓𝐡𝐢𝐬 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐚𝐲!

Waxa arday kasta lagu wargelinayaa in Imtixaanka [Mid-Term-ku] uu si rasmi ah u bilaabmi doonaa maalinta Axada.Fadlan is diyaari arday walawba ,oo raac xeerar ka imtixaanka. Guul baanu idin rajaynin Idamka alle.

Qaybaha Dugsiga :
Branch-1:
Xaafada RIIGA : 4047799,
Branch-2:
Xaafada HODAN : 4047798,
Branch-3:
Xaafada PLAZA : 7007009,
Hadaba wixii faahfaahina waxaad kala xidhiidhaa numberada kor ku qoran

Photos from Al Burhan School’s's post 23/11/2025

AL-BURHAAN SCHOOLS
FARACA_HODAN

EX.CUSMAAN BINU CAFAAN

DALXIIS KOOBAN
FASALKA 7AAD EE DUGSIGA

waxa dugsiga Al-burhaan faraca_hodan u qaaday ardayda fasalka 7aadka ee sanadkan Dalxiis yaro oo ah Dalxiis Dal-barasho ah , waxaanay tageen [Yiroowe , Buska dooni waal].

Dugsiyada Al-burhaan ayaa u taagan dhismaha iyo dhiirigelinta ardayga ee faracyada dugsiga.

𝐖𝐚𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐭𝐨 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡.

𝟎𝟔𝟑4047798/𝟎𝟔𝟓4047798/𝟎𝟔𝟑4318311

Photos from Al Burhan School’s's post 14/11/2025

HAMBALYO MEHER2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 , 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 , 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨

annagoo ah bahweynta dugsiyadda Al-Burhan Schools qaybihiisa kala duwan , waxaanu 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 Meher u diraynaa maamulaha qaybta Plaze 𝐒𝐡. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐒𝐢𝐜𝐢𝐢𝐝 𝐗. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐀𝐬𝐦𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚n 𝐨𝐨 𝐦𝐞𝐡𝐞𝐫𝐤𝐨𝐨𝐝𝐮 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟-𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞.

Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka oo ah :
"بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر"

Photos from Al Burhan School’s's post 26/10/2025

AL-BURHAAN SCHOOLS
FARACA_HODAN

EX.CUSMAAN BINU CAFAAN

HAMBALYO QALIN JABIN AH2025

waxaanu bartan ka hambalyeynaynaa
1. Maamule Cabdirisaaq
2. Maamule ku xigeen Shamsudiin
3. Macalin Cabdifataax
4. Macalin Yuusuf
5. Macalin amiira
Aqoontii iyo hayaankii waxbarasho ee ay soo afmeereen , taasoo ahayd Heerka 1aad [Degree] ee waxbarasho Iyo Heerka 2aad [Masters] ee waxbarasho taasoo ay ka qalin jabiyeen "JAAMACADDA GOLLIS EE FARACEEDA BURCO" waxaanan Leeyahay hambalyo , hambalyo , Ilaahay ha idinku anfaco cilmigii aad barateen.

𝐖𝐚𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐭𝐨 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡.

𝟎𝟔𝟑4047798/𝟎𝟔𝟓4047798/𝟎𝟔𝟑4318311

24/10/2025

AL-BURHAAN SCHOOLS
FARACA_HODAN

EX.CUSMAAN BINU CAFAAN

OGAYSIIS MUHIIM AH

waxaan dhamaan Ogaysiinaynaa [Ardayda , Waalidiinta , macalimiinta] iyo bahweynta dugsiga ku xidhan in uu beritoole oo ah maalin sabti uu dugsigu Fasax yahay.

Waxaana Lagu soo noqon-doonaa maalinka Axadda oo ku beegaan 26th,Oct,2025

𝐖𝐚𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐭𝐨 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡.

𝟎𝟔𝟑4047798/𝟎𝟔𝟓4047798/𝟎𝟔𝟑4318311

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Faarax Omaar Street
Burco
+252