معهد كابى- Machad Kaabe

معهد كابى- Machad Kaabe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد كابى- Machad Kaabe, Religious school, Burco.

04/08/2023

Kusoo dhawoow Machad Kaabe oo ku yaala Burco, Togdheer, Somaliland
Waxa diyaar inoo ah; waxbarasho dadka waa wayn gaar u ah oo "Offline" ah.

04/08/2023

*MACHADKA KAABE H/DHEXE*

Machadku waxa uu ku yaala Burco, jaamacadda Kampala ee ka soo horjeedda xarunta wayn ee Telesom.

Waxa ay u diyaarisay dad ka waawayn ee 17 sanno kor udhaafay waxbarasho heer sare leh, oo tayo fiican leh, isaga oo machadku sees ka hoose waxbarasho uga soo bilaabayo.

Machadka mudda la dhiganayaa way kooban tahay waa 3 sanno, oo qudha.

Ardayda sannadkan la qaadanayaa way kooban yihiin, ee h**e ugaadh inta aanu kaa buuxsamin.

WathApp Number:- 065- 7672026.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco