30/10/2025
Students
Al-Istiqaama Primary & Kg School Waa iskuulka Ugu Tayada Fiican Burco Xaga Waxbarashada, Primary iyo Kg gaba .
30/10/2025
Students
28/10/2025
Al.istiqaama school.
C.laahi mustafe
Al-istiqaama school h**e u gaadh.
& !
πΉ Muuqaal kooban oo Ka Tujumaya farxadda iyo damaashaadka ardayda fasallada iyo ee qaaday koobabkii sanad-dugsiyeedka!
π Koobka Soo Xidhitaanka Sanad-Dugsiyeedka 2024β2025 ee labada heer:
β
Dugsiga Hoose: Al-Istiqaama β Class 4
β
Dugsiga Dhexe: Cali binu Abii Daalib2 β Class 6
π Hambalyo dhammaan ardayda guuleysatay iyo kuwii tartanka ka qayb qaatayba.
28/07/2025
Wargalin muhiim ah:
Dugsiga hoose / dhexe ee Al-istiqaama
Waxa uu qaadanayaa fasalo cusub oo kala ah
KG, 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad iyo 7aad.
Tartankii xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2024/2025.
21/07/2025
Dugsigu waxa uu ogaysiinayaa barayaasha g.togdheer maadadan hoose kuxusan in ay ka banaantahay.
16/06/2025
π
ππππ πππππ
AL ISTIQAAMA π
πππππππ πππ ππππ
SALAASA 17/6/ππππ
15/06/2025
π FINALKA KUBADDA CAGTA β 2025 β½
Cali Binu Abii Daalib2π Al Istiqaama KG & Primary
Tartankii xiisaha lahaa ee socday tan iyo bilawgii imtixaanka 2024/2025 ayaa hadda maraya gabagabo ! π₯
Final-ka rasmiga ah wuxuu dhacayaa Maalmaha Salaasada & Arbacada ee toddobaadkan.
ποΈ Kulamada Final-ka:
π Dugsiga Hoose:
β’ Class 4 β Cali Binu Abii Daalib 2
π
β’ Class 3 β Al Istiqaama KG & Primary School
π« Dugsiga Dhexe:
β’ Class 6 β Cali Binu Abii Daalib 2
π
β’ Class 7 β Al Istiqaama KG & Primary School
π Goobta: Garoonka Bulshaawi Stadium
π Waqtiga: Subixii β taageerayaashu diyaar!
πΈ Sawirrada & natiijooyinka
π La soco bogga iskuulka:
School
12/06/2025
π Sawirada Qaybta 2aad: Tartanka Xiisaha Leh ee Dhexmaraya Labada Iskuul:
Cali Binu Abii Daalib (Qaybta 2aad) vs Al-Istiqaama (KG & Primary).
Tartankan Xiisaha Leh Ayaa Maraya Meel Gab-gabo Ah..
Xalkan Isha Ku Hay..........
| Monday | 06:30 - 05:30 |
| Tuesday | 06:30 - 17:30 |
| Wednesday | 06:30 - 05:30 |
| Saturday | 06:30 - 17:30 |
| Sunday | 06:30 - 17:00 |