Xariir Ahmed Dheere

Xariir Ahmed Dheere

Share

Apple 🍎

Photos from Xariir Ahmed Dheere's post 30/03/2025

EID MUBARAK SOMALI MOHAMED 🙏

02/08/2024

Ninkii timir beerta iyo kii tiin beertaba taarikhdu way xusi don taa🗒🖊🤔

02/12/2023

Maskaxda Dadka miisaanka culayskeedu waa 1200-1400grams (2kg oo rubuc la') laakiin culayska intaas le'eg in uu madaxaaga kor saaranyahay marnaba ma dareentid sababtu waamaxay? Sababtu waxa weeyi Ilaahay Subxaanahuu wa tacaalaa wuxu ugu talagalay in maskaxdu dul fadhido dareerahaas sawirka kaaga muuqda kaas oo miisaanka badan ee maskaxda kaa kala yaraynaya islamarkaana kuu suuragalinaya in aad dareentid culays dhan 50gram oo keliya. Hadaba kolka qofku uu sujuudayo, marna kor u toosayo, marna sujuudayo dareerahani wuxu bilaabaa in uu maskaxda qaboojiyo isaga oo marka aad sujuudidna kor u gororaya oo maskaxda dul maraya marka aad kor u toostidna hoos u gororaya, waana sababta markasta oo aad tukatid kadib aad u dareentid nafis iyo degenaan. Xigasho Dr. Zakir Naik

21/02/2023

SHEEKO QOSOL BADAN

Mid kamida sheekooyinka ugu qosolka badnaa ayaan idinka sheekeynayaa... hadii aad qosasho like hadii aadan qosli comment igu canaano😊

Waxa la yiri nin la odhan jiray daaqad istaage ayaa marka uushaqada kasoo rawaxo fiidkii waxa uu soo ag mari-jiray guri ay gabadh hor fadhido.

Waa uu salaami jiray waxa uu mudo sidaas ahaadaba malintii danbe ayuu gabadhii ku leexday waa uu salaamay kadib waxa uu ku dhahay sufur biyaa iikeen markii ay ukeentay oo uu cabay ayuu biilaabay inuu gabadha barto is barasho kadib gabadhu waxay usheegtay iney xaas tahay ninkeeduna uu habeenkii shaqeeyo markay guriga ku caajistana ay iskaga laaydhsato guriga hortiisa.

Anigoo hadalka soo koobaya ninkii daaqad istaage gabadhii ayuu fiid walba markuu shaqada kasoo baxo u imaanjiray.

Habeenkii danbe ayey qolka jiifka isla tageen yadoo ay ku gudajiraan hawsha ayaa ninkeedii oo fasax soo qaatay guriga kusoo qaaracay oo yiri naa albaabka iga fur.

markaas bay tidhi ala waa ninkeygii. Daaqad istaage inta naxay ayuu dhahay naa xagaan galaa.

Markaas bay sariirta hoosteeda ku tidhi gal. Ninkeedii bay alabaabka ka furtay h**e ayuu usoo galay qolka jiifka ayuu tagay markaasuu dhahay naa wax aan cuno iikeen markay cashadii ukeentay ayey soo hor fadhiistay ninkeedii gabadhu iyadoo hor fadhida ayaa dirica qaybta hoose ka dhacay kadib ayuu waxa uu arkay alaabteeda inta fiiriyey baa isagoo qoslaya waxa uu dhahay BIDAAROW AAN KUU CASHEEYO 😂

markuu intaas dhahay daaqad istaage oo bidaarlaha ayaa inta ismooday sariirta hoosteeda kasoo booday isagoo ku qaylinayaa war inaadeero ha idilin 😂😂

Kadib maxaa dhacay daaqad istaage tuu taagaba waa la jabiyey 😂

LIKE tii hala bakhaylin adaa ku raali galiyaa maalinkastee👍👍👍

13/02/2023

Tacsi Tiiraanyo leh.

Rabbi Naxariis iyo Janno haka waraabiyo
Sahra Cabdiqaadr Xaaji Axmed.

Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Marwadiisa iyo dhamaan qoyskiisa oo dhan, Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo dhamaan reer Cabdi Aadan, Maxamed Xaji Maxamuud Cumar Xaashi, Axmed Xuseen xuseen caabi, Cabdi Xuseen caabi, Dhamaan reer Cawaale oo dhan, dhamaan reer Maxamed Ducaale Diiriye, dhamaan reer cabdilaalhi Ducaale Diiriye iyo xaaskii iyo dhamaan ilma aw Axmed Xasan Ibraahin, dhamaan ilma Cabdi Muuse,
Ilma cabdiqaadir Xaaji axmed, Siciid Shugri Xuseen iyo dhamaan qoyskiisa, Cali Cumar Xasan Guuleed iyo dhamaan qoyskiisa oo dhan, Gen. Axmed Maxamed xasan (Sawaaxili), Muj maxamed baruud, Maxamuud jirde xuseen,
Cabdi Ismaaciil duse, Cabdi xuseen gaas, C/laahi cabdi muse (Bakayle) iyo dhamaan reer Cabdi muuse, Dr Siciid Axmed xasan, iyo dhamaan reer Axmed xasan,
Mustafe axmed jaamac Iyo dhamaan reer axmed jaamac, C/raxmaan axmed dhagawayne iyo dhamaan reer dhagawayne, Sheekh xasan cabdisalaan, Sheekh maxamed Aadan Sheekh Ismaaciil dheeg, waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan Cabdilaahi Oomaar Cawaale oo Xaaskiisii marxuumad Sahra Cabdiqaadr Xaaji Axmed oo ku geeriyootay magaaladda Hargeisa, waxaanay Cabdilaahi Oomaar Cawaale iyo guud ahaan reer Cabdilaahi Oomaar oo dhan uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh, marxuumadana waxay Ilaahay uga baryeyaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo.
Marxuumada ayaa lagu aasi doonaa Xabaalaha Boqoljire ee magaaladda Hargeisa maanta 9:00 waxaana laga qaadi doonaa gurigeeda oo ku yaala xaafada Goljanno

12/02/2023

I aamin ma ihi ragii aad h**e xidhiidhada ula zoo zamaysee😹

Sawirka odhaah ku cabir

06/02/2023

Dhulgariirka xoogan ee ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya waxaa ku dhintay 1021 qof dalka Turkiga, halka suuriyana ay ku dhinteen 783 qof.

waxaa ku dhaawacmay 7,634 qof halka 2,834 oo dhismayaal ay ku burbureen.

Dowlada Turkiga ayaa caalamka u dirsatay qaylo dhaan waxaana kasoo jawaabay 45 dal kuwaas oo sheegay in ay caawinayaa dalka Turkiga.

isku soo duub tani waa musiibo qaran oo ku habsatay dalalka Turkiga iyo Suuriya 😭

01/02/2023

Waa qofka@3aad

Heesti. Weheshaday dugaagti laga waabanjirayeey.
Aya ubaxaysa🤌😂

📍Xariir Ahmed Dheere

28/01/2023

Hoggaamiye da’yar.

📸 Anshur.

14/01/2023

Wakhti la qaado kalaamka alle.❤

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


October
Burco