Hoodaale school

Hoodaale school

Share

page kayga rasmiga ah

04/08/2026

cidkastaa weysoo codsankartaa

04/08/2026
31/07/2026

Maamulka Dugsiga HOODAALE Schools wuxuu si xushmad leh u ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, macallimiinta iyo ardayda in dib loogu soo noqonayo dugsiga.
Taariikhda: 01/08/2026 (Sabti).
Alle ha inoo barakeeyo sannad-dugsiyeedka cusub.

16/04/2026

‎Arbacadii ( 15/04/2026) waxaa qaarkamida ardayda dugsiga HOODAALE SCHOOL,aytageen leexada SACAADIIN halkaas oo ay kaheleen medadaalo iyo ciyaar qurux badan.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco