Kala xidhiidh
063-4965902, WhatsApp
๐๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐พ๐ฎ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ
hada dalbo oo hada hel
cakes and sweets decorating
burco
21/05/2025
Bureeqa college
Mar kle iyo qiimo dhmis
Bureeqa college
-Resin Art
-Sweets and cake
-decorating
-Xinaha
-makp
-cunto karit
Reer togdheer gaar ahaan magaalada burco ka faaideyso wcn xirfadaha gacanta ee Bureeqa
Kala xidhiidh 063-4965902 what'sp 065-4965902 -0636568016
17/01/2025
Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddi 10aad ee Barashada Cakes , macmacaan , Makeup & Decoration
Part four
17/01/2025
Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddi 10aad ee Barashada Cakes , macmacaan , Makeup & Decoration
Part three
17/01/2025
Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddi 10aad ee Barashada Cakes , macmacaan , Makeup & Decoration
Part two
17/01/2025
Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddi 10aad ee Barashada Cakes , macmacaan , Makeup & Decoration
Part one
Bureeqa college
Burco
063-4965902 what'sp
19/12/2024
Bureeqa college iyo galabta Naruuro Marketing Agency
Fursadda bisha December!
Bushaaro weyn ayay ku sidaa bishan dugsiga barashadda xirfadaha gacanta ee ๐๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐พ๐ฎ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ iyaddo kuso kordhisey classes diploma professional skills , qaado 3 xirfadood oo mid kamida ku dhigo si bilaash ah fasallada ino diyaarka waxaa kamida:
1: Makeup
2:Xine
3:Macmacaanka iyo cakes
4:Decoration
5:Rays-Arts
6:Cunto karinta
Location : Wadada qasabka udhaxeeya dhakhtarka omer dhagacade iyo schoolka qasabka.
18/11/2024
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Maamulka iyo macalimiinta iyo ardeyda dugsiga barashadda xirfadaha gacanta ee Bureeqa College waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii ,Asxaabtii qoyskii qaraabadii iyo guud ahaan bulshada reer somaliand geerida ku timid madaxweynihii h**e ee JSL Ahmed maxamed maxamuud (siilaanyo)waxa aanu ilahay ugu baryaynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo dhammaanteen samir iyo iimaana alle inaga siiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 18:00 |
| Wednesday | 09:00 - 18:00 |
| Thursday | 09:00 - 18:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |