Collage of Education and Language

Collage of Education and Language

Share

College of Education and language of University of Burao, acts an important role of producing professional trained teachers .

It offers a wide range of professional programs including Bachelors degree and Diploma programs.

02/06/2026
01/06/2026

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐Ÿ๐š๐Ÿ๐ค๐š.

Kulliyadda Waxbarashada iyo Afafka ee jaaamacadda Burco Waxay idiinku bushaaraynaysaa in la bilaabayo ๐ƒ๐ž๐ ๐ซ๐ž๐ž ๐ฉ๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฌ ๐ข๐ง ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ฌ๐ข๐๐š:-

๐Ÿ. ๐๐ข๐จ/๐‚๐ก๐ž๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ

๐Ÿ. ๐๐ก๐ฒ๐ฌ/๐Œ๐š๐ญ๐ก

๐Ÿ‘. ๐†๐ž๐จ/๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ.

Fadlan haka faaidaystaan Macallimiinta haysta Diplom h**e si ay kor ugu qaaadaan xirfaddooda Macallinimo .

17/05/2026

Hanbalyo Hanbalyo Shacab Waynaha Somalilanad

08/05/2026

Waaxda Luuqadaha ee Jaamacadda Burco waxay ka kooban tahay saddex qaybood: Carabi, Soomaali, iyo English.
Waax kastaa waxay bixisaa Diblooma (2 sano) iyo Digrii (4 sano).
Waxbarashadu waxay baxdaa Khamiista iyo Jimcaha,
waxaana dhigaya macallimiin khibrad leh oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaanib.

04/05/2026

Iclaaam Mihiim

04/05/2026

Waxa Bulshada Reer Burco Kulliyadda Waxbarashada iyo Luuqadduhu ee Jamacadda Burco ku Wargakinaysaa Warbixin muhiim ah kuna Saabsan :

1. Goobta loogu soo hagaagaayo ee Waxbarashadu ka socota .

2. Faaiiddada Guud ahaan iyo waxtar ka Kulliyadda .

3. Barnaamijyada Ku cusub Kulliyadd.

20/09/2024

OGAYSIIS OGAYSIIS

Kulliyada waxbarashada Jaamacada Burco waxay qaadanaysaa Fasalo Cusub oo kala ah:
*Bio-Chemistry
*Geo-History
* Physics/Math

Photos from Faculty of Education of UoB's post 17/08/2024
Photos from Faculty of Education of UoB's post 17/08/2024

Sawirada ardaydii ka qalin jabisay Kulliyada

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


University Burao Centre ( Omar Campus)
Burco