Dhabaha Guusha

Dhabaha Guusha

Share

Walal Waad Guulaysan Kartaa

30/11/2023

Jumca wanaagsan akhyaarta

08/01/2023

Sh cabdinaasir X axmed Iyo dilalka laascaanood ka dhaca rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo janatul fardawsana haku arsaaqo sheekha.

31/12/2022

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo janatul fardawsana haku arsaaqo Samir iyo iimaana haka siiyo dhamaan umada islaamka.

27/12/2022

Wiil yar oo waayeel ah, aduunimo dhab ah,

22/12/2022

Saaka waxaa xorriyadiisii dib uhelay,
Cabdimaalig muuse coldoon.

19/12/2022

Subax wanaagsan dhamaantiin

20/11/2022

Mansha allah waa dadkii kasoo qayb galay koobka aduunka oo qadar Lagu qabanayo, dadka ayaa ashahaada loo qabanaya, oo Soo islaamaya.

18/11/2022

Jumca wanaagsan walalayaal,

Cabdiqaadir jaylaani ayaan salaan idiinka sidaaye😁😁

09/11/2022

Afarta markhaati may kaqabtaanba,
Waa Su aal iswaydiin Leh😁😁

Photos from Dhabaha Guusha's post 29/10/2022

Rabbaw naxariistii Jano kawaraabi, dadkii maanta Lagu xasuuqay muqdisho, rabbaw cadawgaas arxanlaawayaasha ah, intaas maanta wax kadambeeya rabbaw adaa awood lehe haku sababin, hoog Iyo cadaabna kudulee oo naxariisttaada kafogee, rabbaw ducada Naga aqbal oo masaakiintaas intii dhimatay naxariistii Jano kawaraabi ehelkii qarabadii iyo asxaabtiina Samir iyo iimaan kasii, intii Ku dhaawacantayna rabbaw caafimaad taam ah sii, oo u gargaar,

29/10/2022 :

17/10/2022

Soo dhawayn meeqaamkeedu sarreeyo😁

14/10/2022

14 October 2017kii dadkii Ku shahiiday qaraxii soobe rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo dhamaantood

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Burco