مركز تبيان لتحفيظ القرأن الكريم Tibyaan Qur'aan Online

مركز تبيان لتحفيظ القرأن الكريم Tibyaan Qur'aan Online

Share

ku soo dhawoow markisu Tibyaan ee Barashada Xifdinta Qur'aanka kariimkaa iyo Barashada Culuumta shareecada kaas oo aad muddo kooban ku baraneyso.

19/04/2023

Sakatul Fidriga ma lagu leeyahay ilmaha caloosha ku jira?

Sheekh Dirir

31/12/2022

Mid ka mid ah khudbadihii Dhaxal-galka ahaa ee Marxuun Sheekh Ismaaciil.

Photos from ‎مركز تبيان لتحفيظ القرأن الكريم Tibyaan Qur'aan Online‎'s post 29/07/2022

https://wa.me/message/YGYNFYFB6T3PA1

Ma doonaysaa inad muddo kooban ku xifdinta Qur'aan kariimkaa adigoo joogaGurigaaga? Haddii Jawaabtaadu "Haa" tahay Tibyaan Islamic Online bishan waxa uu qaadanayaa arday Cusub ee h**e u gaadh oo is diwaan gali adigoo raacaya linkigan hoose

https://wa.me/message/YGYNFYFB6T3PA1

Ama kala xidhiidh what's appka 252 0659032395

29/07/2022

https://wa.me/message/YGYNFYFB6T3PA1
Ku soo dhawoow markisu Tibyaan Islamic Online oo Qur'aanka kariimka ah hab Online ah kuugu dhigaaya adigoo jooga Gurigaaga iyo Goobtaada shaqo hadaba h**e isu diwaan gali ardayda la qaadanayaa way koobantahe.

Iska diwaan gali WhatsAppka +252 65 9032395

wa.me

09/07/2022

"Ayaamu Tashriiq waa maalmo cunitaan iyo Cabitaan iyo Xuska ilaahay" Muslim

Ayaamu Tashriiq waa maalmaha 11,12 iyo 13aad ee Bisha Dul xijah

Photos from ‎مركز تبيان لتحفيظ القرأن الكريم Tibyaan Qur'aan Online‎'s post 08/07/2022

Maamulka, macallimiinta iyo bahda markiska Tibyaan waxay Hambalyo u dirayaa dhammaan umadda islaamka ah munaasibadda ciidal Adxda awgeed, waxan Eebe uga baryeynaa in uu inagu gaadhsiiyo Ciidan ciideeda bashbash, nabad qab iyo Barqaaqo.

عيد مبارك كل عام وانت بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

30/05/2022

Gudida qaban qaabad aaska Shiikh Cali warsame aya shaaciyey xilig iyo goorta la aasaayo marxuum shiikh Cali warsame.

Goobta; Alamzey Stadium Burco
Goorta: 31 May 2022

28/05/2022

Tacsi tiiraanyo leh.

Maamulka, macallimiinta iyo bahda markiska Tibyaan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan bulshada ummadda Soomaliyeed gaara ahaan Jamhuuriyadda Somaliland geerida kutimi Sh. CALI WARSAME XASAN oo kamid ahaa culimada waaweyn ee dalka.

إنا لله وإنا إليه راجعون، الشيخ علي من أركان العلماء صوماليين وهو يعمل في السبيل الخير منذ اكثر نصف القرن ، نسأل الله أن يدعوه إلى أعالي الجنة وأن تتحلى بالصبر والإيمان.

17/05/2022

:Dhammaan waxa la ogaysiinayaa Waalidiinta ay aradaydoodu dhigtaan markiska Tibyaan in maalinta arbacada ee 18ka May markisku fasax yahay.

Waxa lagu wargalinaa Dhammaan waalidiin in ay ubadkooda ilaaliyaan waayo waxa jira dabbaal dayo ka socda gobalada Somaliland kaasi oo loogu dabbaaldagaayo 18-ka May.

Waxa la farayaa ardayda in aanay raacin waxyaabahaa socda ee macaasida iyo heesuhu ay ku jiraan.

Dumarkana waxa si gaara loo farayaa in ay guryahooda joogaan oo aanay danbi iyo cadhada ilaahay galin.

10/05/2022

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa shaacisay fasax sanadeedka malcaamadaha Qur'aanka kariimkaa ah ee JSL.

01/05/2022

Hamblayo munaasibadda Ciidal Fidriga awgeed dhammaan maamulka,macallimiinta iyo Ardayda markiska Tibyaa, waxan Alle ka baryeynaa in uu inaga aqbalo acmaashii Bishii Ramadaan, inaguna gaadhsiiyo nabad,Badhaadhe iyo caafimaad bishan bisheeda kale .....Aaaaamin

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير, تقبل منا ومنكم صالح الأعمال

22/04/2022

Waxa markiska Tibyaan ee barashada xifdinta Qur'aanka kariimka ogaysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo shaqaalaha in markisku fasax ahaan doono laga bilaabo maalinta sabtida ee bishu tahay 23/04/2022 ilaa 06-da may 2022, munaasibadda ciidal fitriga iyo 10 cisho ee Ramadaan u danbeeya awgeed.

Waxa markisku dib u furmi doonaa maalinta sabtida ee 07-da bisha may 2022 . Hadii Alle idmo.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco