Daalo Driving School, Burco Somaliland

Daalo Driving School, Burco Somaliland

Share

Dugsiga Barashada Gaadiidka ee Daalo Driving School waxad ka helaysaa xirafadda Darawalnimada oo si the institution also offers the licence training

06/09/2025

Daalo Driving School Burco ugu kaalay qiima macquula iyo tababar heer sare ah.

04/09/2025

Daalo Driving School Burco
Waxay soo saartaa darawallo ka dhisan shurcuuda gaadiidka iyo wadda marista. Intaa waxa dheer hab-barka gaadhiga oo si nadaamiya loo baro ardayga. Mar kale soo dhawaada bulshada reer Somaliland gaar ahaan gobolka ragga.

08/06/2025

Hakaxayn gaadhi aanad aqoon barashada ayaa ka horaysa kaxaynta

06/04/2025

L parking

26/02/2025

Reefasku waa meesha laga ogaado darawalnimadaada waana meesha laga eego darwalka, Daalo Driving School, Burco Somaliland ugu kaalay aqoon saraysa iyo tayo la hubo kala xidhiidh 4605088

28/01/2025

Daalo Driving School the home of excellence driving in Burco. kaalay oo ka badbaad dhibaatada shilalka iyo taya xumada wadadida gaadiidka.

01/01/2025

Sanad Wanaagsan oo Wacan 2025 waxan jecelnahay inaan wada guulaysano dhamaanteen. Qofkastana wixii uu jecelyahay inuu eebbe siiyo. Waxa lagaa rabaa uun waa dadaal iyo karti aad la timaado aqbalka iyo awooddana eebbaa leh isaga uun tala saaro...

24/11/2024

Welcome to Daalo Driving School, Burco Somaliland with advanced and skilled trainers.

10/02/2024

Daalo Driving School, Burco Somaliland

Ugu kaalay tababar heerkiisu sareeyo

10/01/2024

Guluubka Daynabada

Calaamadani waxay soo baxdaa marka dhibaato ku timaado charging system-ka baabuurka ama marka ay Daynabada baabuurku xumaato

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco, Afgooye
Burco

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00