Markiska Al-itqaan

Markiska Al-itqaan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markiska Al-itqaan, Education, Burco.

23/09/2023
27/07/2022

"ูŠูˆู… ู†ู‚ูˆู„ ู„ุฌู‡ู†ู… ู‡ู„ ุงู…ุชู„ุฃุช ูˆุชู‚ูˆู„ ู‡ู„ ู…ู† ู…ุฒูŠุฏ" ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ุง ู†ุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุนุฐุงุจ ุงู„ู‚ุจุฑ ูˆู…ู† ุนุฐุงุจ ุฌู‡ู†ู…๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

26/07/2022

ogaysiis

Waxa ay ogaysiinayaan maamulka iyo macalimiinta markaska al-itqaan ee barashada qur'aanka kariimka iyo culuumta shareecada in sadan dugsiyeedka cusub 2022-2023 ay qaadanayaan fasalo cusub .

Markasku waxa uu ogaysiinayaa dhamaan waalidiinta caruurtooda lajecel waxbarashada meel ay dunida kajoogaanba inay h**e usoo gaadhaan inta ay isqoristu socoto.

Markasku waxa uu sidoo kale uu kuugu bushaaranaynayaa in lagu soo kordhiyay markaska qaybahan kala duwan:
*qaybta dadka waaweyn oo loogu dhigayo hab cusub
*waxa kale oo soo kordhiyay markasku qayb cusub oo ah xifdinta qur'aanka
*sidoo kale waxa lakordhiyay waqtiyadii uu markasku shaqayn jiray oo lagu kordhiyay qaybta subixii iyadoo h**e loo dhigan jiray casarkii iyo habeenkii
*waxa kale oo markasku soo kordhin doonaa dhawaan hadii alle idmo qayb machad ah.

Hadaba intaan ay dhammaan isqoristu h**e ugaadh markiska al-itqaan

Wa.me//0657344478

10/05/2022

Kusoo dhawaada akaadamiyada al itqaan

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco