18/07/2024
Ku soo dhawoow Digsiga hoose dhex ee Beder school oo aad uga barateen wax barasho tayo leh iyo barbaarinta ubadka Dugsigu waxa uu qaadanayaa array cusub
Ardayda la qaadanayaa waa arday kooban
Agabka ardaydu waa bilaash sida Dirayska buugaagta iyo qalimaantu
Dugsigu waxa uu leeyahay gaadiidka ardayda ka soo qaadaya guryahooda kuna soo celinaya guryahooda
TILMAAN dugsigu waxa uu ku yaallaa xaafada Hodan gaar ayaan waxa uu dhinaca galbeed ka xigaa suuq soomaliga
Wixii faahfaahin dheeraada kala soo xidhiidh
Telefoonada hoos ku qoran
Tel 0634890240 somtel 0654890240 0637876840 0657876840
19/07/2023
13/07/2023