Gurey Online Academy

Gurey Online Academy

Share

Halkan waxaad ka heli aqoon noloshaada wax kabedesha.

10/11/2025

🎤 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐅𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐚-𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

📅 13 Nov, AZHAR- Pre-University – Kaliya 50 qof!
iskaDiiwaangeli hadda: oo kaalay xafiiskeena
Mention dheh saxibka / saxibta
Azhar Pre-university College

25/09/2025

FURSADII 8AAD EE LA MAGAC BAXDAY

" KUBARO 12-KAN COURSE, COURSE-KA AAD RABTO SI FREE AH"

" KELIYA WAXAAD BIXIN DOONTAA 1 KA DOLLAR EE DIWANGELIN AH "

01/11/2024

IIBSO HAL COURSE OO HEL COURSE KALE SI FREE AH:

+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Kusoo dhawaada Acaademiyada Gurey Online Academy oo ah Acaademiyad Soomaaliyeed oo bixisa xirfado kala duwan kuna bixisa qaab Online ah yacnii adiga oo gurigaaga iyo goobtaada shaqadaba jooga ayaad dhigan doontaa.

Xirfadaha Acaademiyada Gurey Online Academy:
1. Public Speaking Skills.
2. Teacher Training Skills.
3. Sales Skills.
4. Computer Application.
5. Social Media Marketing.
6. Quickbooks Entreprise.
7. Business Management.
8. Financial Accounting.

Dooro xirfadda aad u baahan tahay si aan macluumaad badan kaaga siino, Mahadsanid.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

TIRADA ARDAYDA LA QAADANAYO WAA KOOBAN TAHAY.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

14/09/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ibrahim Ibnu Said, Mahamed Yusuf, Haajiro Aadam Abdi, Sacaado Qaasim, Suldaan Amiir Yaasiin

02/09/2024
02/09/2024

IIBSO HAL COURSE OO HEL COURSE KALE SI FREE AH:

+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Kusoo dhawaada Acaademiyada Gurey Online Academy oo ah Acaademiyad Soomaaliyeed oo bixisa xirfado kala duwan kuna bixisa qaab Online ah yacnii adiga oo gurigaaga iyo goobtaada shaqadaba jooga ayaad dhigan doontaa.

Xirfadaha Acaademiyada Gurey Online Academy:
1. Public Speaking Skills.
2. Teacher Training Skills.
3. Sales Skills.
4. Computer Application.
5. Social Media Marketing.
6. Quickbooks Entreprise.
7. Business Management.
8. Professional Online Teaching.
9. Financial Accounting.

Dooro xirfadda aad u baahan tahay si aan macluumaad badan kaaga siino, Mahadsanid.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

TIRADA ARDAYDA LA QAADANAYO WAA KOOBAN TAHAY.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

17/08/2024

GUILEYSTIHII 3AAD EE SUAASHA GARO OO KU GUULEYSO COURSE FREE AH.

SI AAD UGA MID NOQOTO GUULEYSTAYAASHA KU XIDHNOW PAGE-KA ACAADEMIYADA GUREY ONLINE ACADEMY.

17/08/2024

GUILEYSTIHII 2AAD EE SUAASHA GARO OO KU GUULEYSO COURSE FREE AH.

SI AAD UGA MID NOQOTO GUULEYSTAYAASHA KU XIDHNOW PAGE-KA ACAADEMIYADA GUREY ONLINE ACADEMY.

17/08/2024

GARO JAWABTA OO HEL 1 COURSE.

2 DA QOF EE SIDA SAXDA UGA JAWAABA AYAA NOQON DOONA INSHA ALLAH GUULEYSTAYAASHA:

Hadaa aad sida saxda uga jawabto suaashan waxa aad si free ah u heli doontaa Course-kasta aad doorato.

Shuruudaha ku xidhan Jawaabta:
1. Like saar page-ka.
2. Share garee Postga.
3. Commentiga kaga jawaab suaasha.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Burco