Machadka Tobobaradda ee Almis training center

Machadka Tobobaradda ee Almis training center

Share

waa machad lagu baran doono xirfadaha gaagaaban

27/02/2026

OGAYSIIS TABABAR

Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada iyo dadka danaynaya xirfadaha farsamada gacanta in la bilaabayo Tababar Xirfadeed oo ku saabsan Concrete, kaas oo la qaban doono inta lagu jiro bisha Ramadaan.

TABABAR XIRFADDA CONCRETE (Ramadaan Special)

📅 Taariikhda Bilaabashada: Sabti, 28 February
🏢 Waxaa Qabanaya: Almis Training Center iyo Hadash Technical Institute
📍 Goobta: Jaamacadda Gollis University – Dahabshiil Campus

Tababarkani waxa uu si qoto dheer diiradda u saarayaa barashada xirfadda Concrete, laga bilaabo aasaaska iyo fahamka maaddada ilaa farsamooyinka casriga ah ee dhismaha.

Faa’iidooyinka Tababarka

✅ Barasho aragti iyo ku-dhaqan (Practical & Theory)

✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh

✅ Shahaado la aqoonsan yahay

✅ Fursado shaqo iyo iskaa-u-shaqaysi

📲 Isdiiwaangelinta & Faahfaahin:
WhatsApp: 0634286436

Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee Ramadaanka. La wadaag si ay uga faa’iidaystaan bulshada inteeda kale.

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 19/01/2026

KA QAYBGELIDDA XAFLADDA UU LAHAA DUGSIYADA AL-BURHAAN EE ABAAL-MARINTA ARDAYDII KAALMAHA GASHAY.

SAWIRO.waxaanu ka qaybgalay madal xafladda ah oo abaal marinta Ardayda kaalmaha gashay kaasoo uu qabtay dugsiga Al-burhaan schools

Madasha ayaa ahayd madal lagu abaal-marinaayey ardaydii Kaalmaha gashay.

Farxad iyo wanaag bay noo ahayd inaanu ka qayb-galno madashaas abaal-marinta ah.

TAARIIKH : 19Th,JAN,2026

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 31/12/2025

Barkulanka Xalaytoole Mawduucii : Macaamilka Dawladaha kala dhaqanka iyo diimaha kala duwan.

Waxa xalaytoole qabsoomay Kulankii aqoon weydaarsiga iyo doodaha ahaa , Kulankaas ayaa ku qabsoomay dhanka whatsAap-ka.

Waxaanay kulmisay aqoonyahano kala duwan oo si wacan oo wanaagsan uga dooday.

Tariikh : 31the,Dec,2025
Saacaduna waxay ahayd : 10:00_11:00 habeenimo


MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

31/12/2025

Ma rabtaa cashar (lecture) ku saabsan sida Loo sameeyo Qorshaha sanadlaha ah?

Hadaba dhawaan filo Lecture ama Muxaadiro ka ka hadlayaa arin , waxaana si fudud La idin ku siin doonaa whatsAapka.

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 19/11/2025

KA QAYBGELIDDA DIFAASHADA BUUGTA QALIN JABINTA EE SANAD2025

مؤسسة دار التقوى
معهد الإسراء للإقراء والدراسات الإسلامية

DIPLOMA PROGRAMS
Sharia and Languages
Qaybta.Shareecada iyo luuqadaha

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO.waxaan hambalyo u diraynaa ardayda difaacatay buugtoodii qalin jabinta ee sanadkan2025

📅 KHAMIISTII – 13/11/2025
🕢 04:20 Galabnimo
📍 Barxadda Markaska

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 17/11/2025

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH

مؤسسة دار التقوى
مركز الإسراء للإقراء والدراسات القرانية

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO QAYBTII 2AAD

MAALINKII QALIN JABINTA : 6th,Nov,2025

GOOBTII QALIN JABINTA : HALLKA MARKESKA

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 11/11/2025

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH

مؤسسة دار التقوى
مركز الإسراء للإقراء والدراسات القرانية

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO QAYBTII 1AAD

waxaan bartan ka hambalyeynaynaa Ardayda xiftiday kitaabka alle oo aanu Leenahay hambalyo.

Waxaan kale oo bartan ka bogaadinaynaa maamulka iyo macalimiintii ku tacabtay da'ayartaas aadka u yaryar ee xiftiday quraanka.Hambalyo ayaanu Idin leenahay.

MAALINKII QALIN JABINTA : 6th,Nov,2025

GOOBTII QALIN JABINTA : HALLKA MARKESKA

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

06/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

MUUQAAL.QAYBTII 3AAD
DAAWASHO WANAAGSAN

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Muuqaalkii Iyo madasha kelmadihii ka baxay ee Hambalyeynta ardayda.Hambalyo Ayaanu Leenahay mar kale.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 04/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

SAWIRO.QAYBTII 2AAD

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Shahaado siintii ardaydii dhamaystay waxbarashada Qaybta Luuqadaha.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

Photos from Machadka Tobobaradda ee Almis training center's post 01/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

SAWIRO.QAYBTII 1AAD

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Waxa sharaf-weyn noo ahayd inaanu ka qaybgalno qalin jabinta Dufacadii ugu horaysa ee ka qalin jabisa gaar ahaan Qaybta Luuqadaha.

Waxaan kale oo bogaadin , Mahadcelin u diraynaa [maamulkii , macalimiintii , waalidiintii] ku bixisay dedaalkan in ardaydu halkan soo gaadhaan , waxaan Leeyahay Hambalyo , Ilaahay ha idin ka abaal mariyo.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Afgooye
Burco