Orbit International School

Orbit International School

Share

ORBIT INTERNATIONAL SCHOOL

05/06/2026
29/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Jumce Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ูุฑุฌู‹ุง ู„ูƒู„ ู…ู‡ู…ูˆู…ุŒ ูˆุดูุงุกู‹ ู„ูƒู„ ู…ุฑูŠุถุŒ ูˆุงุณุชุฌุงุจุฉู‹ ู„ูƒู„ ุฏุนุงุก.

Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta fadliga maalintan barakaysan, hana ina waafajiyo camal suuban iyo ducada la aqbalo. ๐Ÿค

๐Ÿ“ Goobta: Burco - Somaliland
Xaafada Aktoobar
๐Ÿ“ž 0633567777

28/05/2026

๐ŸŒ™ SUโ€™AASHA JIMCAHA ๐ŸŒ™

Ma taqaanaa suuradda Sunnaha tahay in la akhriyo maalinka Jimcaha? ๐Ÿ“–โœจ

Ka qaybgal suโ€™aasha maanta oo dooro jawaabta saxda ah ๐Ÿ‘‡

A. Suurat Al-Kahf
B. Suurat Yaasin
C. Suurat Ad-Dukhaan
D. Suurat Al-Waaqiโ€™ah

๐Ÿ’š Akhlaaq iyo Cilmi waa noo astaan
๐Ÿ“ Orbit International School โ€“ Burao Somaliland
๐Ÿ“ž Tell: 0633567777 / 0634783011

26/05/2026

๐ŸŒ™ Hambalyada Ciidul Adxa Orbit International School

Kullu Caam Wa Antum Bi-Khayr! ๐ŸŒŸ

Maamulka, Macallimiinta, iyo dhammaan Shaqaalaha Weynaha ee Bahda Orbit Family, waxay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa awgeed hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u dirayaan dhammaan Ardayda sharafta leh iyo waalidiintooda.

Waxaan leenahay Alle ha inaga aqbalo camalka saalixa ah, Allena ha ina gaadhsiiyo sanado kale oo badan oo nabad qab, bash-bash, iyo barwaaqo ah.

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

U dabaal-deg Ciidda adoo ku hammiyaya guul iyo mustaqbal ifaya! โœจ

25/05/2026

๐ŸŒ™ FADLIGA SOONKA MAALINTA CARAFA โ€“ 9 KA DULXIJAH ๐ŸŒ™

Maalinta Carafo waa maalin ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan sanadka Islaamka. Soonka maalintan barakaysan wuxuu leeyahay ajar iyo dambidhaaf weyn.

๐Ÿ•Œ Rasuulullaah ๏ทบ wuxuu yiri:

"ุตููŠูŽุงู…ู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุนูŽุฑูŽููŽุฉูŽ ุฃูŽุญู’ุชูŽุณูุจู ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽู†ู’ ูŠููƒูŽูู‘ูุฑูŽ ุงู„ุณู‘ูŽู†ูŽุฉูŽ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุงู„ุณู‘ูŽู†ูŽุฉูŽ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ุจูŽุนู’ุฏูŽู‡ู"

โ€œWaxaan rajaynayaa in Alle ku dhaafo dambiyada sanadkii h**e iyo sanadkan dambe.โ€
โ€” Saxiix Muslim (1162)

โœ… Faaโ€™iidooyinka Soonka Carafo:
โ€ข Wuxuu tirtiraa dambiyada.
โ€ข Wuxuu kordhiyaa taqwada iyo iimaanka.
โ€ข Waa cibaado aad u fadli badan.
โ€ข Wuxuu qalbiga u diyaariyaa kheyr iyo dhowrsanaan.

๐Ÿ“ฟ Ha moogaan fadliga weyn ee maalintan barakaysan.
Alle ha innaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta kheyrkeeda iyo ajarkeeda. Aamiin ๐Ÿคฒ

22/05/2026

๐ŸŒฟ๐Ÿ“– TALO IYO TUSAALE KU SAABSAN XIFDINTA QURAANKA ๐Ÿ“–๐ŸŒฟ

Xifdinta Qurโ€™aanku waa nimco weyn oo u baahan dadaal, sabir iyo joogteyn.
Waxaa jira siyaabo badan oo kor u qaadi kara xifdinta iyo xasillinta waxa aad baratay.

โœ… Ikhlaas iyo niyad wanaagsan
โœ… Joogteyn iyo jadwal maalinle ah
โœ… Ku celcelin iyo muraajaco badan
โœ… Fahamka macnaha aayadaha
โœ… Ducada iyo tawakkulka Alle
โœ… La saaxiib dadka wanaagsan

โ€œQofka Qurโ€™aanka la jira, Alle ayaa kor u qaada darajadiisa.โ€

๐ŸŒŸ Ka dhig Qurโ€™aanka saaxiibkaaga maalinlaha ah si aad u hesho iftiin iyo barako adduun iyo aakhiroba.

๐Ÿ“ Xaafada Aktoobar
๐Ÿ“ž Tell: 0633567777

22/05/2026

ุฌู…ุนู‡ ู…ุจุงุฑูƒู‡

19/05/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH โ€“ ORBIT INTERNATIONAL SCHOOL ๐Ÿ“š

Waxa waalidiinta iyo ardayda lagu wargelinayaa in bisha June bilaabmi doono Imtixaanka Naqliga ah ee sannad dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Sidaa darteed, waxa muhiim ah in waalidiintu ku dhiirrigeliyaan ardayda:
โœ… Diyaarinta imtixaanka
โœ… Ka qaybgalka imtixaanka
โœ… Kor u qaadista horumarka waxbarasho

Waalid, horumarka waxbarasho ee ardaygaaga waxaad ka tahay qayb muhiim ah. ๐Ÿค

โณ Coming Soon

๐Ÿ“ Location: Xaafadda Oktoobar
๐Ÿ“ž 0633567777 / 0634783011

18/05/2026

๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

Waxa Waalidiinta, Macalimiinta iyo Ardayda lagu wargalinayaa in beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay Salaasa 19 May uu Dugsigu fasax yahay, munaasibadda Fasaxa Qaranka ee Lasoo Noqoshada Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland awgeed.

18 May waa maalin qiimo weyn ugu fadhida shacabka Somaliland, waana maalin astaan u ah midnimo, horumar iyo himilo qaran. โœจ

Orbit International School waxa uu dhammaan shacabka Somaliland u dirayaa hambalyo ku aaddan munaasibaddan qiimaha badan.

๐Ÿ“ Location: Xaafada Aktoobar
๐Ÿ“ž Tell: 0633567777 / 0634783011

Photos from Orbit International School's post 18/05/2026

18 MAY โ€” MAALINTA LASOO NOQOSHADA QARANIMADA SOMALILAND ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

18 May maaha maalin aynu helnay xorriyad cusub, balse waa maalin aynu dib ula soo noqonay madaxbannaanidii iyo qaranimadii luntay 1 July 1960.

Waa maalin ku suntan:
โœจ Geesinimo
โœจ Midnimo
โœจ Sharaf
โœจ Iyo Jacaylka Dalkeenna

Orbit International School waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda qiimaha badan ee 18 May awgeed.

๐ŸŽ‰ Guul Somaliland
๐Ÿ“ Orbit International College
๐Ÿ“ž 717889

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Xaafada Aktoobar Gaar Ahaan Agagaarka Xero Dhiigta Cusub
Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00