Abdinasir ibnu Timacadde

Abdinasir ibnu Timacadde

Share

Ku xidhnow page kan si aad ula socoto wixii muuqaala

11/10/2023

Rabbi Haw Naxariisto xildhiban H**e maxamed faarax Qabiile oo Ku Geeriyooday Burco

11/10/2023

Goobta loo Raray Dadkii Danyarta Ahaa Ee Degana laynka police Ka ee Magalda Hargaysa

Sida sawirka Ka muuqta waa Goob cida oo cusub Buuro Dushedna Ku Taala

10/10/2023

Waxa Aan Garab Taaganahay falstiin
Sucuudigu wuxu la jiraa Falstiin waa inaan cadayna inay u Dagaalamayaan xoriyadooda
Dhaxl suGaha Boqortooyada sucuudiga

maxamed ibnu salamaan Ayaa si cad u sheegay in uu Sucuudigu la jiro falastiiniyiinta

28/09/2023

زيارة صباحية الى المجمع مللك فهد الطباعة المصحف الشريف في المدينة المنورة
Bookhasho kooban Ayaanu saaka Ku tagnay madbacada kalam Ka Rabbi Ee magalda madiina

21/11/2022

Caawa waxa wada ciyaari doona koobka Aduunka xulka Senegal 🇸🇳 iyo Netherland 🇳🇱

Sadaali Natiijada

21/11/2022

ilaa xalay waxa soo islaamay lix boqol oo Qof
Kuwaaso Kasoo Qayb Galay Koobka Aduunka
Sheekh Rakuub

21/11/2022

Qadar 🇶🇦 Qorsheheeda ugu weyn ee Koobka Aduunku wa inay uga faaidaysato faafinta diinta suban ee islamaka

10/11/2022

Raxmaadka Rabbi oo Galabta ka Da, Ay Degamada u dhexeeya shiikh iyo bebera Gobolka saaxil Halkani waa
Biriishka laalays mnch Allah

30/10/2022

Xaaladda murugada leh ee muqdisho
Walalyaaloow Aan is caawino😤

29/10/2022

Aan u Ducayno wa Qaar kamida Dadkii ku Geeriyooday Qaraxyadii muqdisho ee manta waxay u badanyiin dhalinyaro

29/10/2022

Subbxaanalaha Alla Haw naxariisto intii ku dhimatay kuwa dhawacaana Alla Haw Boogaloo dhayo

22/10/2022

Buuga Hortay jire oo laga qoray Gabayaagii Caanka Aha ee Cali jaamac Haaabiil oo dhawaan lasoo bandhigi doono

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco
252