19/06/2026
๐จ DEG DEG: Andrew Tate Oo 8 Jeer La Liquid Gareeyay 24 Saac Gudahood
๐ Xogta Arkham ayaa muujinaysa in Andrew Tate lagu liquid gareeyay 8 jeer 24-kii saac ee la soo dhaafay, kadib markii uu Bitcoin ku ganacsaday leverage aad u sarreeya.
๐ฐ Wuxuu ku bilaabay $100,000, kadibna furay $3.8 milyan oo BTC long position ah, balse si buuxda ayaa loo liquid gareeyay.
๐ Intaas kadib wuxuu u wareegay $1 milyan oo short position ah, laakiin sidoo kale waa la liquid gareeyay.
๐ธ Wararka ayaa sheegaya in hadda ay uga harsan tahay qiyaastii $14,000 oo keliya.
โ ๏ธ Dhacdadan waxay mar kale muujinaysaa khatarta weyn ee ku jirta isticmaalka leverage sare, xitaa ganacsatada khibradda leh ayaa waayi kara lacag badan muddo gaaban gudaheed.