Kampala college Center of English and Training Programs

Kampala college  Center of English and Training Programs

Share

Center Of English and Diploma Programs
Burao somaliland

03/08/2026

oo aad uga barateen wax-barasho tayo leh, iyo macallimiin diyaarsan ayaa sannadkan idin bilowday barmaamuj cusub oo la magac baxay "EMA". Barmaamujkan ayaa loo soo gaabiyey English, Maths and Arabic, waxaanna loogu talo galay ardayda da'doodu u dhexayso 9jir ilaa 18jir. Barmaamujkan ayaa noqon doona mid wax badan ka beddeli doona ardayda da'yarta ah ee magaalada Burco, ahna kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee Burco lagu soo kordhiyo.

30/07/2026

Hoyga aqoonta iyo horu-marka ee waxaa kugu diyaara macallimiin ajunabiya iyo Soomaliba isugu jira oo bixin doona English courses kala duwan bishan Aug 2026. Courses-ka ayaa bixi doona gelin h**e, gelin danbe iyo maalmaha fasaxa sidda Jimcaha iyo Khamiisaha.

Photos from Kampala college  Center of English and Training Programs's post 23/07/2026

Kampala iyo Kulanka Waalidiinta.

Waxaa Kampala College ka qabsoomay kulan loogu magac daray "Kampala iyo Kulanka Waalidiinta", kaas oo ujeeddadiisu ahayd in waalidiinta, macallimiinta, iyo maamulka Kampala College ay iska kaashadaan kor u qaadista iyo tayeynta waxbarashada ardayda.

Kulankan oo ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsanaa, waxaa ka soo qayb galay waalidiinta ay carruurtoodu wax ka bartaan Kampala College, kuwaas oo ku bogaadiyey habka iyo hannaanka waxbarasho ee ay ardaydoodu ku helaan Kampala College.

Ugu dambayn maamulka kampala College waxa uu uga mahad celiyey waalidiinta sida quruxda badan ee ay uga soo qayb galeen kulanka iyo sida ay uga war hayaan ubadkooda.

21/07/2026

Do you think the World Cup was rigged for Messi?

21/07/2026

3 talo oo kaa cawinya inaad English si fudud u baratid. Kala xidhiidh
252 67 2208201

18/07/2026

Qiimo dhimis kampala college qaybta onlineka kala xidhiidh 252 67 2208201

16/07/2026

Kusoo dhawaw kampala college qaybteeda online ka.
Kalasoo xidhiidh 252 67 2208201.

11/07/2026

Kampala college waxay kugu soo dhawaynaysaa qaybteeda online ka ah. Haddaba iska diwaan geli number kan. 252 67 22 80201

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Ka Soo Horjeedka Xarunta Weyn Ee Telesom
Burco