23/03/2026
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan waalidiinta sharfta leh ee ubadkoodu wax ka bartaan madarasada Daarul Sacaada in berri oo ah salaasada la furrayo madarasada kuna beegan 24 March 2026
20/03/2026
๐๐๐๐ ๐ ๐จ๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐โจ
Maamulka waxa uu hambalyada Ciidda u dirayaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta, ardayda, iyo guud ahaan ummada islaamka ah
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh oo ay ka buuxaan nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii aynu soo gudannay, kana yeelo kuwii ka mid noqda kuwa naarta laga xoreeyo.
21/02/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๏ธ๐คฒ
Maamulka MADARSADA DAARUL SACAADA wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ, ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ, ๐ถ๐๐ผ *Macalimiinta* maalinta berri oo ๐๐ซ๐๐๐๐ ah ay madarasadu fasax tahay
Fasaxan waxaa loo asteeyey si aynu uga qayb-qaadanno ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ, looguna ducaynayo dalka iyo dadka, annagoo Rabbigeenna ka baryayna naxariis, barwaaqo, iyo roob khayr qaba.
20/02/2026
๐๐ต๐ฎ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ! ๐๐
Maalintan weyn ee lagu jiro bisha Ramadaan, yaynaan ilaawin sunnooyinka suuban ee uu inagu dhiirigeliyey Nabigeena (๐ก๐ก๐๐). Aan ka faa'iidaysano fadliga maalintan si aan u kordhino miisaanka camalkeena suuban.
madarasada Daarul sacaadc
18/02/2026
๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป
Madarasada Daarul Sacaada waxay dhammaan maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiinta, iyo ๐ด๐๐๐ฑ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐บ๐ต๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu bishani inoo kordhiyo khayr, nabad, iyo barako. Waxaan dhammaantiin idiin rajaynaynaa soon la aqbalay iyo xasanaad badan.
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ รผ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ! ๐โจ
02/01/2026
Dhamaan Waalidiinta,Ardayda iyo Bahda MADARASADA DAARUL SACAADA Waxa lagu War Galinayaa In Waxbarahadii Dib Loo Furay
Sido Kale Ay Socoto Isdiwaan Galinta Termka Weyn
0636951913/ 0659305027
13/09/2025
๐๐ ๐๐๐ก๐ฅ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐๐๐
Khamiistii shalay waxa ciyaar saaxiibtimo dhex martay kooxda madarasada Daarul Sacaada iyo iskuulka SOS CENTER
Guushiina waxay sidaa ku raacday kooxda Reer Daarul Sacaada