Goor dhaw halkan si live ah ugala soco fataawaha ama su.aalaha iyo jawaabaha.
Sh.musafe aadam maxamed
Masjidka al hidaaya xaafada jarmalka "burco"
مسجد الهدايه(برعو)
08/05/2021
Balanteenu waa Glabta iyo masjidka al HIDAAYA
مكتبة الألوان Alwaan Jet خدمات إعلامية، وطباعة لمن في هرجيسا.
18/04/2021
Waxaa galbta masaajidka ka bilaami doona hadii alle idmo tafsiirka juska 30aad ee quraanka.
17/04/2021
Qabybo ka mida sawiradii laga qaaday muxaadaradii shaley masaajidka ka qabsoontay.
15/04/2021
Barri iyo khudbada jumacada hadii alle idmo.
15/04/2021
Barri iyo muxaadiro muhiima hadii alle idmo.
15/04/2021
Waa jimcaha Galabnimadka iyo Masjidka al hidaaya xaafada jarmalka oo uu inaagu marti yahay walaalken maxamed saleeban aadam
Iyo mawduuc muhiima wakhtigan
أحكام الصيام
Waxaad so live ah ama toos ah ugala socon doontaan intiina aan awoodin inay soo gaadhan Bogga Facebook ee masjidka.
12/04/2021
Bahda masjidka al hidaaya waxay umadda muslimiinta ugu hamblyeynysaa meel walbo ay joogaan Curashada bisha barakysan ee Rabadaan waxayna umadda muslimiinta u rajynysaa inay cibaado suuban iyo camal san ku camiraan kuna joogteeyan mudada kooban ee ilaahy quraankiisa ku xusay(... ايامامعدودات.....)
Ugu danbyntii waxaan ilaahy inooga rajynynaa inaan ku dhamysano bisha barakysan caafimaad iyo cibaado suuban.
Mahdsnidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Burco