Ilays Academy College

Ilays Academy College

Share

Fostering proficiency in English language skills, including speaking, listening, reading, and writing.

Photos from Ilays Academy College's post 30/10/2024

Xaflada qalin jabinta dufacadii 1aad ilays academy
First English certificatate

Photos from Sunnaari Production's post 30/10/2024
26/08/2024

๐Ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ง ๐š๐ก!
=============

College-ka BarashaIlays Academy College Academy College-๐๐ฎ๐ซ๐š๐จ waxa ka socoto diwaan galinta fasalada cusub ee bisha ๐ŸŽ๐Ÿ—/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.

Fasalladan waxa lagu baranayaa ( Basic, Inter mediate and Advanced anagoo raacayna CFER CURRICULUM) Iyo dhammaan culuumta luuqada.

Haddaba waxa lala socodsiinayaa bahda jecel barashada luuqadaha , in isdiiwaan galinta ardaydu ay furantahay.

๐“๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง:
Xarunta College waxay ku taalaa aaga Telesom weyn ee Burco

๐Œ๐จ๐ซ๐ž ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐”๐ฌ
++++++++++++++++++
Tel: 634333876
Som: 659808686

10/08/2024

new intake aguest welcome free registration

23/07/2024

vip class loogu talagalay dadka shaqeya iyo ardayda la cadiban presentation qalin jabinta jamacadaha

Tilmaanta college ka wadada afgooye ama sekeda kasoo horjeeda telesomta weyn dhabarkeeda danbe sompharmacy buu ku qabsan yahay.
Nagalaso xidhiidh: 634333876 Ama 659808686

20/06/2024

farxad nabad galyo iyo rajo fiican ku gala imtixaanka oo ku dhamaysta guul

02/05/2024

Waxaanu ugu bushaaraynaynaaa bulshawaynta ku dhaqan gobolka togdheer gaar ahaan magalada burco in ilays academy college kuu diyaarisay fasalo cusub oo lagu baran doono afarta xirfadood luuqada English bishan kuwaas oo ardayga xooga laga saari doono 90% speaking ardayda aanu qaadanaynaa way kooban tahay ha hamoogan hana ka maqnaan.

Tilmaanta college ka wadada afgooye ama sekeda kasoo horjeeda telesomta weyn dhabarkeeda danbe sompharmacy buu ku qabsan yahay.
Nagalaso xidhiidh: 634333876 Ama 659808686

Photos from Ilays Academy College's post 30/04/2024

Waxanu ogaysiinaynaa bulshada weynta ku dhaqan gobolka togdheer in Ilays Academy College kuu diyaaarisay fasalo cusub oo luuqada English ta u khaasa kuwaas oo siweyn loo diyaariyey macalimiin ahaan iyo curriculum ahaaanba ardayda kusoo biiraysa bisha bilaamaysa soodhowaaada.

30/04/2024

Bilow cusub iyo fursad kale, ha moogaan hana ma maqnaaan.

Photos from Ilays Academy College's post 30/01/2024

Waxa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 30/1/2024 inoo qabsoomi doona doorashada gudoomiyaha guud ee ardayda oo ay ku tartamayaan laba arday oo aqoon, akhlaaq, karti iyo dadaalba leh.

Waxa codayn doona dhamaan ardayda college.
Waxa aynu rajaynaa doorasho quruxbadan leh cadaalad iyo
Sinaan.

Alle mahad leh.

18/01/2024

What time is it? โŒš

There are different ways to say the time in English. The traditional way is presented in the picture ๐Ÿ‘†

At the same time, you can say โ€œ8:45โ€ as โ€œeight forty-fiveโ€ instead of โ€œa quarter to nine,โ€ and so on.

Also, you can use โ€œa.m.โ€ (before noon) and โ€œp.m.โ€ (after noon) when saying the time. For example, if you want to say โ€œnine in the morning,โ€ itโ€™ll be โ€œ9 a.m.โ€ If in the evening (21:00) โ€” โ€œ9 p.m.โ€

At ilays academy is a perfect place to practice your English Skills.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Afgooye
Burco