Zoom International College - Burao

Zoom International College - Burao

Share

Welcome to our official Facebook account . Follow us for news and updates from Zoom International College-Burao Somaliland. Location : Burao

Kusoo dhawow Akoonka rasmiga ah ee aanu ku leenahay barta Facebook. Kala soco warbixinada Zoom College.

17/07/2026

โšฝ๐Ÿ† ๐——๐—”' ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—ž๐—ข๐—ข๐—•๐—ž๐—” ๐—ž๐—จ๐—•๐—”๐——๐——๐—” ๐—–๐—”๐—š๐—ง๐—” ๐—˜๐—˜ ๐—œ๐—ฆ ๐——๐—›๐—˜๐—ซ๐—š๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—ญ๐—ข๐—ข๐—  ๐—œ๐—ก๐—ง๐—˜๐—ฅ๐—ก๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก๐—”๐—Ÿ ๐—–๐—ข๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜๐—š๐—˜, ๐—•๐—จ๐—ฅ๐—–๐—ข ๐Ÿ†โšฝ

Shalay oo ay taariikhdu ahayd
๐Ÿญ๐Ÿฒ ๐—๐˜‚๐—น๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, waxaa si rasmi ah loo daah furay isku aadka kooxaha ka qayb galaya Koobka Kubadda Cagta ee ๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ญ๐—ผ๐—ผ๐—บ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ, ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ.

Guddoomiye Ku-xigeenka College-ka ๐— ๐˜‚๐—ฑ: ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda, isaga oo bogaadiyey qabanqaabada tartanka, kuna dhiirrigeliyey dhammaan kooxaha ka qayb galaya inay muujiyaan ciyaar wanaag, anshax, iskaashi iyo tartan hufan.

Tartankan ayaa ujeeddadiisu tahay xoojinta midnimada ardayda, kobcinta isdhexgalka bulshada, dhiirrigelinta caafimaadka jidhka iyo maskaxda, iyo horumarinta hibada ciyaaraha ee ardayda.

Waxaan dhammaan kooxaha uga rajaynaynaa guul iyo tartan ku dhisan walaaltinimo, ixtiraam iyo ciyaar wanaag.

๐—ญ๐—ผ๐—ผ๐—บ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ, ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ
Waxbarasho tayo leh, horumar joogto ah. โšฝ๐ŸŽ“

๐Ÿ’šโšชโ™ฅ๏ธ

16/07/2026

Waxa maanta oo tariikhdu ahyd 16/7/2026 Xarunta guud ee zoom international colllege ka qabsoomey xaflada qori tuurka zoom Cup oo kal kiisi labaad maanta furitaankiisi ahyd

Photos from Zoom International College - Burao's post 16/07/2026

Waxa maanta oo tariikhdu ahyd 16/7/2026 Xarunta guud ee zoom international colllege ka qabsoomey xaflada qori tuurka zoom Cup oo kal kiisi labaad maanta furitaankiisi ahyd

05/07/2026

๐ŸŽฅ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐‹๐Ž ๐‚๐”๐’๐”๐ ๐Ž๐Ž ๐Œ๐”๐‹๐“๐ˆ๐Œ๐„๐ƒ๐ˆ๐€ ๐ƒ๐ˆ๐†๐ˆ๐“๐€๐‹ ๐’๐Š๐ˆ๐‹๐‹๐’ ๐€๐‡ ๐€๐˜๐€๐€ ๐Š๐€ ๐๐ˆ๐‹๐€๐€๐๐€๐๐€๐˜๐€ ๐™๐Ž๐Ž๐Œ ๐ˆ๐๐“๐„๐‘๐๐€๐“๐ˆ๐Ž๐๐€๐‹ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„!๐Ÿ“ธโœจ

Ma doonaysaa inaad noqoto qof si xirfad leh ku shaqaynta iyo maamulida ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š, tafatiridda muuqaalada (๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ), ama qof qaada sawirro tayo sare leh (๐๐ก๐จ๐ญ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ฒ)?

Haddaba tani waa fursaddaadii!

๐™๐จ๐จ๐ฆ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž waxa uu bilaabayaa fasallo cusub oo lagu barto ๐Œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ข๐ฆ๐ž๐๐ข๐š ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ, kuwaas oo laguugu diyaariyay xirfad aad ku shaqaysan karto loogana baahan yahay suuqa shaqada.

๐–๐š๐ฑ๐ฒ๐š๐š๐›๐š๐ก๐š ๐š๐š๐ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ:

โœ…Drone Camera Setup
โœ… Camera Operation & Camera Settings
โœ… Professional Photography Skills
โœ… Photo Composition & Lighting Techniques
โœ… Indoor & Outdoor Photography
โœ… Video Shooting Techniques
โœ… Video Editing (Cutting, Transitions & Effects)
โœ… Color Correction & Color Grading
โœ… Audio Editing & Sound Enhancement
โœ… Content Creation for Facebook, Instagram, TikTok & YouTube
โœ… Storytelling iyo Video Production
โœ… Practical Projects & Hands-on Training

๐Ÿ“ Specialist Department

๐Ÿ“ž Isdiiwaangelintu way furan tahay. Ha seegin fursaddan aad ku baran karto xirfadaha casriga ah ee Multimedia Digital Skills.

๐—™๐—ผ๐—ฟ ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ž Telephone: 716669 | 063 4398508 | 065 9333540
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
Website: www.zicurco.com

01/07/2026

๐ŸŽฌ Hal-abuurkaaga U Rog Xirfad!

Ma doonaysaa inaad noqoto Multimedia Professional oo ku tartami kara suuqa shaqada casriga ah?

Ku soo biir Zoom International College, halkaas oo aad ka baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee warbaahinta casriga ah.

Waxyaabaha aad baran doonto waxaa ka mid ah:
๐Ÿ“ธ Camera Training โ€“ Barashada xirfadaha sawir-qaadista iyo muuqaal duubista.
๐ŸŽž๏ธ Video Editing โ€“ Farsamooyinka tafatirka muuqaalada si heer sare ah.
๐Ÿ–ผ๏ธ Photo Editing โ€“ Qurxinta iyo hagaajinta sawirrada si xirfad leh.

Software-yada aad ku tababaran doonto:
โœ” Adobe Premiere Pro
โœ” Adobe Photoshop
โœ” Adobe Lightroom

Baro sida loo abuuro muuqaallo soo jiidasho leh, sawirro tayo sare leh, iyo nuxur (content) saamayn leh adigoo adeegsanaya qalabka iyo farsamooyinka ay adeegsadaan xirfadlayaasha caalamka.

Mustaqbalkaaga maanta bilow. Xirfaddu waa furaha fursadaha.

๐Ÿ“ Ku soo biir Zoom International College
Halka Aqoontu Ka Noqoto Xirfad, Xirfadduna Ka Noqoto Mustaqbal

25/06/2026

๐ŸŽฅ ๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐ ๐’๐‡๐Ž๐‘๐“ ๐‚๐Ž๐”๐‘๐’๐„ - ๐‚๐‚๐“๐• ๐’๐„๐‚๐”๐‘๐ˆ๐“๐˜ ๐‚๐€๐Œ๐„๐‘๐€

๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ป๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ.

Ma doonaysaa inaad barato xirfad casri ah oo baahi weyn looga qabo suuqa shaqada?

๐Ÿ“ข Zoom International College - Burao waxa uu bisha July2026 bilaabayaa ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—–๐—ง๐—ฉ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜๐˜† ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š:
โœ… Barashada rakibidda iyo hagaajinta ๐‚๐‚๐“๐• ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š๐ฌ
โœ… Fahamka iyo isticmaalka ๐ƒ๐•๐‘ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ
โœ… Fahamka iyo isticmaalka ๐๐•๐‘ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ
โœ… ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ข๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐Œ๐จ๐ง๐ข๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ง๐ 
โœ… Xirfad kuu sahlaysa inaad shaqo hesho ama ganacsi kuu gaar ah bilowdo
โœ… Tababar isku jira ๐“๐ก๐ž๐จ๐ซ๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ

Haddii aad tahay ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ-๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐š๐ฆ๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ญ๐ž๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก, koorsadan waa fursad aad ku kasban karto xirfad qiimo leh.

๐Ÿ“ ๐‹๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐™๐จ๐จ๐ฆ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž - ๐๐ฎ๐ซ๐š๐จ
๐Ÿ“… ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ญ ๐ƒ๐š๐ญ๐ž: ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
โณ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐Ÿ ๐Œ๐จ๐ง๐ญ๐ก
๐Ÿ“… ๐–๐ž๐ž๐ค๐ž๐ง๐๐ฌ - ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐ž

๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ, ๐›๐จ๐จ๐ฌ๐š๐ฌ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฑ๐š๐๐๐ข๐๐š๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง.

25/06/2026

๐Ÿ“ข ๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: ๐…๐€๐’๐€๐‹๐‹๐Ž ๐‚๐”๐’๐”๐ ๐Ž๐Ž ๐ˆ๐‚๐“ ๐€๐‡!๐Ÿ“ข
๐™๐จ๐จ๐ฆ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž - ๐๐ฎ๐ซ๐š๐จ wuxuu idinku bushaaraynayaa in uu idiin bilaabayo fasallo cusub oo ๐ˆ๐‚๐“ bisha , Waxaad heli doontaa fursad aad ku barato xirfado tiknoolojiyeed oo casri ah.

Fasalladan Waxa Aad Ku Baran Doonto:
๐Ÿค– Artificial Intelligence - Garaadka Macmahka ah iyo sida uu u shaqeeyo.
๐ŸŽจ ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง - Naqshadeyn sawiro iyo muuqaalada garaafyada
๐ŸŽฅ ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  - Tafatirka iyo farsamaynta fiidiyowga
๐ŸŒ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ - Samaynta iyo horumarinta website-yada
๐Ÿ’พ ๐ƒ๐š๐ญ๐š๐›๐š๐ฌ๐ž ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ - Maaraynta iyo naqshadeynta xogta
๐Ÿ–ฅ๏ธ ๐‡๐š๐ซ๐๐ฐ๐š๐ซ๐ž (๐€+) - Aqoon ku saabsan qalabka kombiyuutarka
๐Ÿ”— ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค (๐+) - Horumarinta iyo maareynta shabakadaha
๐Ÿ’ป ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฆ๐ข๐ง๐  - Barashada luqadaha barnaamijyada
๐Ÿ”’ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ - Amniga kombiyuutarada iyo xogta
๐Ÿ“ˆ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  - Suuqgeynta casriga ah ee internet-ka
โ€ฆ iyo kuwo kale oo badan!

Faahfaahinta:
๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Zoom International College - Burao (IC Department) oo ku xiga Burco Printing Center.

๐…๐†: ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฎ๐†๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐ ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐…๐ž๐ž ๐š๐ก ๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฆ๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ๐จ ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐š ๐…๐ซ๐ž๐ž
๐๐š๐ฅ๐š ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก:

๐—™๐—ผ๐—ฟ ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ž Telephone: 716669 | 063 4398508 | 065 9333540
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
Website: www.zicurco.com

๐ˆ๐ฌ ๐๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข ๐ก๐š๐๐๐š ๐ฌ๐ข ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก! ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐๐š๐ง ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ก๐š๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ช๐ง๐š๐š๐ง!

25/06/2026

๐Ÿ“ข ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ!

Ma doonaysaa inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee computer-ka?

Maanta, aqoonta computer-ku waa mid ka mid ah xirfadaha ugu muhiimsan ee looga baahan yahay ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ. Sidaa darteed, ๐—ญ๐—ผ๐—ผ๐—บ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ - ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ผ, waxa uu kuu diyaariyay fasallo cusub oo lagu baranayo isticmaalka iyo kushaqaynta computer-ka.
fasalladan waxay bilaabmidoonaan bisha .

Wakhtiyada laqaadanayo:
Galin H**e: 9:00am
GalinDambe: 4:00pm
Habeenkii: 6:00pm (Bacda Makhrib)

Waxaad ku baran doontaa:
๐Ÿ’ป MS Windows
๐Ÿ“ MS Word
๐Ÿ“Š MS Excel
๐Ÿ“‚ MS Access
๐ŸŽค MS PowerPoint

โณ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ: 5 bilood

๐ŸŽฏ๐—จ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ: In aad si xirfad leh ugu shaqaysan karto aasaaska kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa muhiimka ah.

๐—™๐—ผ๐—ฟ ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ž Call us at : +252 716669 || +252-65-9333540

Photos from Zoom International College - Burao's post 17/06/2026

๐ŸŽฅ๐Ÿ“ธ Maanta waa ardey , berri se waa xirfadlayaal!

11/06/2026

ADVANCED ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐“ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ - June 2026 ๐ˆ๐ง๐ญ๐š๐ค๐ž
---------------------------------------------------
๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ! waxa aannu ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง June ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” qaadan doonaa fasallo cusub oo ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐“ ๐š๐ก.
๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ka lagu qaadan doono fasalkan waa;
1. Microsoft Certified Solution Expert(Server)
2. Certified Ethical Hacker(CEH)
3. Cisco Certified Network Associate(CCNA)
4. Cloud Computing (AWS)
5. Fiber Optic Technology
6. FingerPrint Configuration
7. Antenna Configuration (Point to Point)
๐Œ๐ฎ๐๐š๐๐ฎ: ๐ฐ๐š๐š 6 ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
๐—™๐—ผ๐—ฟ ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ž Call us at : +252-63-4398508 || +252-65-9333540 || 715336
Email: [email protected] || [email protected]
๐ŸŒ Visit: www.zicburco.com

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Next To Burao Printing Center
Burco
NON

Opening Hours

Monday 16:00 - 22:00
Tuesday 16:00 - 22:00
Wednesday 16:00 - 22:00
Saturday 16:00 - 22:00
Sunday 16:00 - 22:00