Iftiin online Academy

Iftiin online Academy

Share

Iftiin Academy waa madal waxbarasho,
Oo laga barto full courses iyo short courses.

07/02/2024

Baro oo aqoontaada kordhi,si aad wax uga bedesho naftaada iyo bulshada intaba.

Iftiin online Academy.

06/02/2024

Aqoontu waa shayga qudha ee lagu bedeli karo,caadooyin xun-xun oo bulshada ka dhex jira.

24/01/2024

Iftiin online Academy.

24/01/2024

ENGLISH WORDS.
Iftiin online Academy.

23/01/2024

Barashada luuqaduhu waa furaha dad badan.
______________________________________
Bulshooyin badani waxa ay isku fahmi karaan,Ku macaamili karaan,Ku kala ganacsan karaan amaba ay caqiido isugu gudbin karaan waa luuqadaha.
Barashada luuqaduhu marna waa fahanka wax faa'iido u leh dadka aad LA nooshahay ama isku deegaanka tihiin,marna waa ka hortaga khataraha Ku soo wajahan bulshadaada.
Si gaar ah dhigashada luuqaduhu waxa ay muhiim u tahay,qof kasta oo Ku jira marxalda cilmi dhigashada mid yar iyo mid weyn kuu doono ha noqdee.
Mar kasta oo aad barato luuqad,waxa fudud inaad si sahlan Ku baran kartid cilmi Ku qoran luuqada aad baratay.
Mar kasta oo aanad baran luuqad baran,waxa adag inaad si sahlan aad Ku baratid cilmi Ku qoran luuqada aanad baran.
Barashada luuqaduhu waa wadada cilmi raadinta,waa fahanka dad badan,waa isku xidhka bulshooyin isku dan,diin,dad iyo deegaanka ah.
Dunida meel walba joog!haddaanad luuqadaha aqoon cidna uma gudbin kartid cilmi,caqiido,feker iyo wax uun aad is leedahay Ku kordhi,adna ma laguu gudbin karo cilmi,caqiido iyo wax uun lagaaga aqoon badan yahay.

Si aad u hesho aqoon korodhsi,ama aad u fahanto bulshooyin kala duwan,waa inaad barataa luuqadaha kala duwan ee ay dadyowgu Ku hadlaan.
Bashiir saleebaan jaamac.

22/01/2024

Iftiin online college.

21/01/2024

ENGLISH WORDS.

Iftiin online college.

03/02/2023

Conversation(2)

01/02/2023

Conversation(1)

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco