Sunlight College

Sunlight  College

Share

W๐ž ๐ฆ๐š๐ค๐ž ๐ฅ๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐ฎ๐ง, ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž, ๐š๐ง๐ ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐จ๐Ÿ ๐œ๐จ๐ง๐Ÿ๐ข๐๐ž๐ง๐œ๐ž ๐›๐จ๐ญ๐ก ๐จ๐Ÿ๐Ÿ๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž! ๐ŸŒž
๐ŸŽฏ Be The ๐›๐žst

19/08/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan bishan qaadanaynaa ardayda daโ€™da yar ee doonaysa inay barato Luqadda Ingiriisiga (English). ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง๐Ÿ“š

Haddii aad doonayso in ilmahaagu barto Ingiriisiga, fursaddan ha seegin!

๐Ÿ“Œ Diiwaangelintu way socotaa.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir.
Tell:0634308223

18/08/2026

๐ŸŒŸ QAABKAN UGA BARO LUUQADDA ENGLISH-TA!
๐Ÿ“š SUNLIGHT COLLEGE-BURCO

๐Ÿ—ฃ๏ธ Speaking โ€“ Si kalsooni leh ugu hadal English
๐Ÿ“– Reading โ€“ Si fudud u akhri oo u faham
โœ๏ธ Writing โ€“ Si sax ah wax ugu qor English
๐ŸŽง Listening โ€“ Si fiican u dhagayso oo u faham

๐ŸŽ“ Iska dhis English-kaaga, kana mid noqo ardayda bishan!

๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 63 430 8223
๐Ÿ‘‰ Nala soo xiriir: https://wa.me/252634308223

โœจ Sunlight College โ€“ Meesha aad English-kaaga ku horumarinayso!

16/08/2026

๐ŸŒ ONLINE ENGLISH LIVE CLASSES ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

๐ŸŽ“ Ku Baro Luuqadda English-ka Adigoo Jooga Gurigaaga!

๐Ÿ“š Casharro LIVE ah
๐Ÿ—ฃ๏ธ Speaking & Conversation
โœ๏ธ Grammar & Vocabulary
๐ŸŽง Listening & Pronunciation
๐Ÿ’ฌ Real-World English
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallimiin khibrad leh
๐Ÿ“ฑ Waxbarasho online ah โ€” meel kasta ka qaybgal!

โœจ Improve Your English. Improve Your Future.

๐Ÿ”ฅ Isdiiwaangeli Maanta!

๐Ÿ“ž Tel: 063-4308223
๐Ÿ“ฉ Fariin noo soo dir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

SUNLIGHT COLLEGE
๐ŸŒŸ Learn English. Speak English. Change Your Future.


10/08/2026

๐ŸŒ… ENGLISH FASALO SUBAXII โ€“ FREE! ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

๐Ÿ“š Ma rabtaa inaad barato English-ka adigoon wax lacag ah bixin?

๐ŸŽ‰ Bisha Koowaad waa FREE!

โœจ Casharro tayo leh
โœจ Barasho fudud oo la fahmi karo
โœจ Ku habboon Bilow iyoArday heer dhexeba
โœจ Fasal subaxeed
โœจ Fursad aad ku horumariso English-kaaga

โฐ Waqtiga: Subaxdii
๐Ÿ“… Bisha 1-aad: FREE

๐Ÿšจ Ha seegin fursaddan!
Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga English-ka. ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“ฉ *Nala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso.


Photos from Sunlight  College's post 08/08/2026

English Writing Exam

Wax barta aan barwaaqo Gaadhnee

03/08/2026

OGAYSIIS Fursada Barashada English ta

Ma ku riyoonaysaa inaad si kalsooni leh ugu hadasho English?
Ma doonaysaa shaqo wanaagsan, waxbarasho sare, ama inaad la xiriirto dunida?

SUNLIGHT INTERNATIONAL COLLEGE wuxuu kuu diyaariyey English Intake Classes oo tayo sare leh.

โœ… Baro English-ka laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare.
โœ… Horumari
Speaking, Grammar, Listening, Reading & Writing.
โœ… Ku tababar macallimiin khibrad leh.
โœ… Hel Shahaado (Certificate) marka aad dhammayso.

โฐ Fasallada: 4:00 PM | 5:00 PM | 6:00 PM | 7:00 PM

๐Ÿ“ Goobta: Burco โ€“ Agagaarka Dahabshiil Bank

โœจ Ha u oggolaan fursadaha inay ku dhaafaan. Maanta isdiiwaangeli, berri naftaada ayaad ku faani doontaa!
๐Ÿ“ž Boosasku waa xaddidan yihiin โ€“ Isdiiwaangeli hadda!
SUNLIGHT INTERNATIONAL COLLEGE
"Learn English Today, Lead Tomorrow." ๐ŸŒ๐Ÿ“š

22/07/2026

English Maku odhan kartaa 4 tan jumlo

Photos from Sunlight  College's post 18/07/2026

Part 2๐ŸŽ‰ Xafladda Abaalmarinta Macallimiinta iyo Ardayda Kaalmaha Sare Gashay ๐Ÿ†

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan qabanno Xafladda Abaalmarinta Macallimiinta iyo Ardayda Kaalmaha Sare ka Gashay Barnaamijka Luqadda Ingiriisiga.

Waxaan si gaar ah u hambalyeynaynaa:
๐Ÿ… Macallimiinta dadaalka, daacadnimada, iyo tayada waxbarasho ee ay ardayda u hureen.

๐Ÿฅ‡ Ardayda kaalmaha sare gashay, hambalyo guushiinna qiimaha badan. Dadaalkiinna, kartidiinna, iyo joogtayntiinnu waxay idiin horseedeen guushan. Waxaad tihiin tusaale wanaagsan oo dhiirrigelin u ah ardayda kale.

Waxbarashadu waa furaha guusha, abaalmarintuna waa dhiirrigelin lagu sii xoojiyo dadaalka iyo horumarka.

๐ŸŽŠ Hambalyo dhammaan macallimiinta iyo ardayda la abaalmariyey. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo iyo horumar ka sii weyn mustaqbalka.

๐Ÿ“ Sunlight International College

Photos from Sunlight  College's post 18/07/2026

English Language ๐ŸŽ‰ Xafladda Abaalmarinta Macallimiinta iyo Ardayda Kaalmaha Sare Gashay ๐Ÿ†

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan qabanno Xafladda Abaalmarinta Macallimiinta iyo Ardayda Kaalmaha Sare ka Gashay Barnaamijka Luqadda Ingiriisiga.

Waxaan si gaar ah u hambalyeynaynaa:
๐Ÿ… Macallimiinta dadaalka, daacadnimada, iyo tayada waxbarasho ee ay ardayda u hureen.

๐Ÿฅ‡ Ardayda kaalmaha sare gashay, hambalyo guushiinna qiimaha badan. Dadaalkiinna, kartidiinna, iyo joogtayntiinnu waxay idiin horseedeen guushan. Waxaad tihiin tusaale wanaagsan oo dhiirrigelin u ah ardayda kale.

Waxbarashadu waa furaha guusha, abaalmarintuna waa dhiirrigelin lagu sii xoojiyo dadaalka iyo horumarka.

๐ŸŽŠ Hambalyo dhammaan macallimiinta iyo ardayda la abaalmariyey. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo iyo horumar ka sii weyn mustaqbalka.

๐Ÿ“ Sunlight International College

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco