17/07/2026
Eng. Abdirisak -Nagiib
Abdirisak is a skilled Civil Engineer, creative Designer and experienced Lecturer with a strong background in structural design and sustainable construction.
17/07/2026
16/07/2026
لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ
16/07/2026
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ. اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
16/07/2026
Raashinkan waqti aan weli la gaadhin ayaa la soo saaray. Waa mushkiladaha umaddan haysta ee aan cidina la wadaagin.
Rashin dhacay baa waqtiga soo bixista iyo waqtiga dhicista looga bedelaa.
15/07/2026
Ilmaha yar marka uu dhasho, xundhurta waa in la ilaaliyaa iyadoo sideeda loo daynayo ( Dry cord care). Inta badan uma baahna in wax mariyo; waxa ku filan in la nadiifiyo haddii ay wasakhoowdo laguna nadiifiyo biyo wata saabuun yar oo khafiifa kadibna si fiican ayaa loo qalajiyaa. Xafaayaddana waa in laga hoos mariyo xundhurta si aanay qoyaanka saxarada iyo kaadidu u soo gaadhin.
Waa in laga fogaadaa in xundhurta la mariyo saliid naarajiin, dadka qaar baa dambas mariya oo aan arkay, subag, dawada indhaha ee la idhaa Tetracycline, geedo dhaqameed, maadaama ay kordhin karaan halista caabuqa waa inaad waxaasoo dhan ka dheeraataa. Haddii xundhurta ay casaato, ur xun yeelato, malax ka soo baxdo ama ilmuhu xummad yeesho, waa in si dakhtar la tusaa.
Haddii aad xundhurta ku aragto buro yar oo cas una eeg hilib qoyan, waxay inta badan noqon kartaa “umbilical granuloma”, taas oo u baahan karta qiimayn iyo daawayn fudud. Ha isku dayin inaad ilmaha ka goyso ama aad mariso dawooyin ama walxo dhaqameed.
: . .
15/07/2026
Dhawaan dhirta iyo dhagxaanta ayaa hadli doonaa si ay reer qasa iga tacsiyeeyaan aamusnaanta basharkii Ka aamusay xasuuqa lagu hayo.
14/07/2026
Xaasaskii uu guursaday sayid maxamed cabdulle xasan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Burco