04/01/2026
Debaal-degga aqoonsiga rasmiga ah ee ay heshay Jamhuuriyadda Somaliland. Ubaxa waddanka ayaa muujiyay waddan jacayl.
The celebration of the official recognition of the Republic of Somaliland
02/01/2026
ππ iskusoo laabasho wacan ππ
Kadib fasax nasasho iyo farxad leh,
waxaan si diirran u soo dhaweynaynaa ardaydeena qaaliga ah
oo dib ugu soo laabtay dugsiga si ay u bilaabaan
cutub cusub oo aqoon, edbin iyo horumar ah β¨
3/1/2026
Dugsigeennu waxa uu mar walba u taagan yahay
barbaarin tayo leh, macallimiin khibrad leh,
iyo deegaan waxbarasho oo dhiirrigeliya guul π«
π‘ Waxbarashadu waa furaha guusha nolosha.
01/01/2026
πHAPPY NEW YEAR 2026π
The administration, teachers and the entire Hoobaan School community send their congratulations and best wishes to the students, parents and all the people of the Republic of Somaliland on the occasion of the New Year
π HAMBALYO SANNADKA CUSUB 2026 π
Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga Hoobaan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda, waalidiinta iyo dhammaan shacab weynaha jamhuuriyadda Somaliland munaasabadda sannadka cusub 2026.
Waxaan idiin rajaynaynaa sannad ay ka buuxaan:
β¨ Guul iyo horumar
β¨ Aqoontiina oo korodha
β¨ Akhlaaq iyo edeb sugan
β¨ Mustaqbal ifaya oo carruurteenna u ifa
π Dugsiga Hoobaan
Waa dugsi u taagan tayaynta waxbarashada, kobcinta maskaxda carruurta, iyo dhisidda jiil aqoon, edbin iyo karti leh.
29/12/2025
Dugsiga Hoobaan waxa uu shaacinayaa fursad shaqo oo bannaan:
π©βπ«π¨βπ« Macallimad KG & Fasalka 1aad
Shuruudaha laga rabo:
Inay haysato shahaado dugsi sare ama jaamacad
Inay leedahay khibrad macallinimo 2 ilaa 3 sano
Inay dhigi karto maadooyinka kala ah ( English , Af-soomaali iyo Carabi )
Inay leedahay Akhlaaq iyo dhaqan suuban
π Goobta shaqada: [Dugsiga Hoobaan /Magaalada Burco , Xaafadda Hodan Qaylo ]
π Xiriir: [ 063 4394158 / 065 9349152 ]
π
Waqtiga k**a dambaysta ah: [ 1-1-2026]
27/12/2025
Hoobaan School joins the people of Somaliland in celebrating the official recognition of the Republic of Somaliland.
It is a historic day, that will remain in the hearts of the people of the Republic of Somaliland.
Dugsiga Hoobaan waxa uu shacabka xariirta ah ee reer Somaliland la qaybsanayaa debaal degga aqoonsiga rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Waa maalin taariikhi ah, taas oo ku suntanaan doonta quluubta shacabka JSL.
16/12/2025
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda kalka koowaad ee si guul leh usoo dhammeeyay imtixaankoodii.
Dadaalkiinnii iyo adkaysigiinnii waa mid muuqda π
Hadda waa waqtigii nasasho iyo fasax ποΈ
Ku raaxaysta fasaxa, kana faaβiideysta waqtigiinna, idinka oo maskaxda iyo jirka nasinaya, si aad ugu soo laabataan tamar cusub iyo hammi sare πͺπ
π― Guul ayaan idiiin rajaynaynaa
15/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka Todobaad
16/12/2025
Hoobaan Schools
14/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka Lixaad
15/12/2025
Hoobaan Schools
13/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka Shanaad
14/12/2025
Hoobaan Schools
12/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka Afaraad
13/12/2025
Hoobaan Schools
09/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka Saddexaad
10/12/2025
Hoobaan Schools
08/12/2025
Jadwalka imtixaanka
Maalinka labaad
9/12/2025
Hoobaan Schools