31/07/2026
Haybad waxaad ku leedahay Dalkaaga Hooyo
Ha illaawin digriga ilahay
31/07/2026
Haybad waxaad ku leedahay Dalkaaga Hooyo
31/07/2026
Saaxiib la noqo Qalinka Dugsiga
AN-NUUR ACADEMY
31/07/2026
๐พ๐จ๐น๐ฎ๐จ๐ณ๐ฐ๐ต ๐ด๐ผ๐ฏ๐ฐ๐ฐ๐ด ๐จ๐ฏ
Dugsiga AN -NUUR ACADEMY waxa uu ku wargelinayaa dhammaan Macallimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta in berri oo Sabti ah, kuna beegan 01 August 2026, si rasmi ah dib loogu furi doono dugsiga, isla markaana ay si toos ah u bilaabmi doonto waxbarashada sannad-dugsiyeedka cusub.
Waxaan dhammaan ardayda ku boorrinaynaa inay waqtigooda ilaashadaan, kuna yimaadaan dugsiga iyagoo wata agabkooda waxbarasho iyo labiskooda dugsiga.
Ku soo dhowaada sannad-dugsiyeed cusub oo ay ka buuxaan guulo, aqoon iyo horumar.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐คฒ๐
24/07/2026
19/07/2026
Is qoristu way socotaa sanad_dugsiyeedka 2026-2027
18/07/2026
Is qoristu way socotaa
Ardayda fasalka KG1 oo qaadanaaya xiisadii
madadaalada caruurta kuwaas qaabab kala
duwan u tartama
01/05/2026
Ardayda fasalka ๐๐๐ waxay maanta ciyaareen ciyaar aad u xiiso badan oo ๐ฌ๐๐๐ฑ๐ข๐ข๐-tinimo leh. Ciyaartu waxay ahayd mid ๐๐ฒ ka buuxda farxad, firfircooni iyo iskaashi, iyagoo muujiyay tartan caafimaad qaba iyo wadajir. Qosol iyo raynrayn ayaa hadheeyay goobta, taasoo ka dhigtay maalin aan la ilaawi karin oo ay ardaydu ku raaxaysteen barasho iyo madadaalo isku dhafan.
Jimicsigu waa muhiim!!!
01/05/2026
๐ ๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฉ ๐ฌ๐ญ๐๐๐ค๐ข๐ง๐
Maanta waxay ahayd maalin farxad iyo qosol ka buuxo ๐
Waxaan carruurta yaryar ee dugsiga u qaadnay meelaha lagu ciyaaro (playgrounds), halkaas oo ay ku muujiyeen farxad dhab ah, ciyaar, iyo wadajir qurux badan. Ilkaha qosolkooda iyo firfircoonidooda waxay xasuusin u yihiin in carruurnimadu tahay marxalad dahabi ah oo u baahan daryeel, jacayl, iyo fursad ay ku koraan.
Mararka qaar waxyaabaha ugu yar ayaa keena farxadda ugu weyn โค๏ธ
Aan carruurteena siino waqtiyo ay ku ciyaaraan, ku farxaan, kuna dhisaan xasuuso wanaagsan oo noloshooda qayb ka noqda.
| Monday | 05:00 - 17:20 |
| Tuesday | 05:00 - 17:20 |
| Wednesday | 05:00 - 17:20 |
| Thursday | 06:00 - 10:00 |
| Saturday | 05:00 - 17:20 |
| Sunday | 05:00 - 17:20 |