Sh cabdilaahi Cali geelle oo ka mid ah culumada waawayn ee soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadwaynaha gobolka togdheer in ay ka faaidaystaan.machadka Al bayaan wuxuu kaloo ku baaqay in LA garab istaago culamada machadka u taagan
معهد البيان للعلوم الشرعية والدعوة إلى الله
Kusoo dhawoow page ka rasmiga ah ee machadka Al-Bayaan ee barashada Culuumta shareecada.
22/07/2026
📢 ICLAAN | إعلان
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Maamulka Machadka Al-Bayaan ee Barashada Culuumta Shareecada iyo Faafinta Dacwada wuxuu ku wargelinayaa dhammaan Bulshada iyo ardayda cusub in la furay diiwaangelinta sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
📅 Bilowga Diiwaangelinta: Arbaco, 22/07/2026
🕢 Waqtiga Diiwaangelinta: Galinka H**e: 7:30 subaxnimo – 12:00 duhurnimo.
📍 Goobta: Magaalada Burco, Xaafadda Qasabka, Bariga Farmasiga Dhagacadde.
Machadku wuxuu si diirran u soo dhoweynayaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta shareecada, iyo Qur'aanka Kariimka ah
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: WhatsApp & Wicitaan: 0639086710
إعلان
تعلن إدارة معهد البيان للعلوم الشرعية والدعوة عن فتح باب التسجيل للطلاب والطالبات للعام الدراسي 2026–2027م.
📅 يبدأ التسجيل يوم: الأربعاء 22/07/2026م.
🕢 وقت التسجيل: الفترة الصباحية: من الساعة 7:30 صباحًا إلى 12:00 ظهرًا.
📍 موقع المعهد: مدينة برعو، حي القصب،
ويرحب المعهد بجميع الراغبين في دراسة العلوم الشرعية والقرآن الكريم وعلومه، ونشر العلم والدعوة إلى الله.
📞 للاستفسار والتواصل (واتساب واتصال): 0639086710
مرحبًا بكم في معهد البيان للعلوم الشرعية والدعوة.
حوار ممتع باللغة العربية دار بين طالبين من طلاب المعهد
مذاكرة الطالبتين ما حفظتا من كتاب المقرر في العقيدة (خذ عقيدتك من الكتاب والسنة)
الحوار باللغة العربية بين طالبين من معهد البيان
09/07/2026
صور لزيارة شيخنا الوالد عبد الله علي جيلي وأخينا فضيلة الشيخ الدكتور خضر إلى مقر معهد البيان الرئيسي
زيارة شيخنا الوالد عبد الله علي جيلي والشيخ الدكتور خضر لمعهد البيان للتعليم الشرعي بمدينة برعو صباح الجمعة بتاريخ 18 من شهر الله المحرم 1448 الموافق 3/7/2026
xaflad qalinjebin 49-Arday oo bartay Akhrinta iyo Qoritaanka Farta Carabiga ah. معهد البيان للعلوم الشرعية والدعوة إلى الله
16/04/2026
: Xafladda qalinjebinta ardayda Machadka Al-bayaan iyo Mu'asasadda Daarul Itqaan ee Magaalada Burco
15/04/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Burco