06/08/2026
๐ฅ ๐๐จ๐ง'๐ญ ๐ฒ๐จ๐ฎ ๐ค๐ง๐จ๐ฐ ๐ญ๐ก๐๐ซ๐'๐ฌ ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ง ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ง๐จ๐ฐ?! ๐ฅ
๐ฎ๐ข ๐ฐ๐จ๐ช ๐ฎ๐ช๐บ๐ข๐ข ๐ช๐ฏ ๐ถ๐ถ ๐ต๐ข๐ณ๐ข๐ฏ ๐ข๐ฒ๐ฐ๐ฐ๐ฏ๐ฆ๐ฅ ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐ฉ๐ฆ๐น ๐ด๐ฐ๐ค๐ฅ๐ฐ Azhar Pre-university College ?
๐ธ๐ข๐ข๐ฅ ๐ฏ๐ข๐จ๐ข๐ญ๐ข ๐ฒ๐ข๐บ๐ฃ g๐ข๐ญ๐ช ๐ฌ๐ข๐ณ๐ต๐ข๐ข ๐ฏ๐ข ๐ด๐ฐ๐ฐ ๐ฃ๐ฐ๐ฐ๐ฌ๐ฉ๐ฐ
06/08/2026
โจ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ & ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐๐๐จ๐ ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐จ๐ง๐ฒ!โจ
Kulliyadda Azhar Pre-university College waxay ku martiqaadaysa dhammaan ardayda dhameysatay koorska saddexaad munaasabad weyn oo loo samaynayo guulaha aad ka gaadhteen waxbarashadiina.
Munaasabadan waxay xambaarsan tahay:
โจ ๐๐ฐ๐จ๐ข๐ข๐ฅ๐ช๐ฏ๐ต๐ข ๐๐ณ๐ฅ๐ข๐บ๐ฅ๐ข: ๐ ๐ฅ๐ข๐ฃ๐ข๐ข๐ญ๐ฅ๐ฆ๐จ๐ช๐ฅ๐ข ๐ฅ๐ข๐ฅ๐ข๐ข๐ญ๐ฌ๐ช๐ช ๐ช๐บ๐ฐ ๐ฏ๐ข๐ต๐ช๐ช๐ซ๐ข๐ฅ๐ช๐ช ๐ข๐ข๐ฅ ๐ด๐ฐ๐ฐ ๐ฎ๐ถ๐ถ๐ซ๐ช๐ด๐ฆ๐ฆ๐ฏ.
๐ ๐๐ข๐ณ๐ข๐ฏ๐ฌ๐ข ๐๐ณ๐ฅ๐ข๐บ๐ฅ๐ข: ๐๐ฉ๐ช๐ช๐ณ๐ณ๐ช๐จ๐ฆ๐ญ๐ช๐ฏ๐ต๐ข ๐ต๐ข๐ณ๐ต๐ข๐ฏ๐ฌ๐ข ๐ต๐ฐ๐จ๐ข๐ฏ ๐ฆ๐ฆ ๐ฅ๐ฉ๐ข๐ฏ๐ฌ๐ข ๐ข๐ฒ๐ฐ๐ฐ๐ฏ๐ต๐ข.
๐ ๐๐ถ๐ฅ๐ฅ๐ฐ๐ฐ๐ฏ๐ด๐ช๐ช๐ฏ๐ต๐ข ๐๐ฉ๐ข๐ฉ๐ข๐ฅ๐ฐ๐ฐ๐บ๐ช๐ฏ๐ฌ๐ข & ๐๐ฃ๐ข๐ข๐ญ-๐ฎ๐ข๐ณ๐ช๐ฏ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข.
Details-ka xafladda:
๐
Taariikhda: 06/08/2026 (Maanta)
๐ Waqtiga: 4:00 Galabnimo
๐ Goobta: Hall-ka sare ee Azhar College
03/08/2026
๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ
Waxa lagu wargalinayaa cid kasta oo xiisanaysa macalinimo, inay naga banaantahay fursad macalinimo oo lagu qaadanayo macalimin "๐ง๐ฒ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฒ๐ฟ ๐ฝ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐๐ฐ๐ฒ" ah.
Ka soo qayb gal wanaagsan kuna soo xaree arjigaga xafiiska guud Ee ๐๐๐ต๐ฎ๐ฟ ๐ฃ๐ฟ๐ฒ-U๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ.
063-4307425/065-4307425
[email protected]
02/08/2026
๐ ๐ง๐ต๐ฒ ๐ฆ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ป๐'๐ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ป๐๐ณ๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐๐ฟ๐ป๐ฒ๐ ๐
Ardaygan safarkiisu wuxuu caddeyn u yahay in riyo kasta ay rumoobi karto haddii la helo dadaal, hagid sax ah, iyo go'aan adag.
Weli ma garanaysid qofka uu yahay... laakiin safarkiisu wuu ku yaabin doonaa!
La soco. ๐โจ
01/08/2026
๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐ข๐ฌ ๐ก๐๐ซ๐, ๐๐ง๐ ๐ฌ๐จ ๐๐ซ๐ ๐๐ฑ๐๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ง๐๐ฐ ๐จ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ!
Azhar Pre-university College waxa ay idiin diyaarisay ๐๐๐จ๐๐ก๐ก๐ค ๐๐ช๐จ๐ช๐, ๐ข๐๐จ๐๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ช๐จ๐ช๐, iyo ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ค-๐๐ง๐๐๐ฃ๐๐ข๐ค waxbarasho oo ka sii wanaagsan. Waxaan sii wadaynaa horumarinta tayada waxbarashada iyo kobcinta kartida ardaydeenna.
๐ Fasallo Cusub
๐ Mashaariic Cusub
๐ฏ Fursado Cusub
Indhaha nagu hayโฆ waxyaabo waaweyn ayaa soo socda!
31/07/2026
ISKU DAY OO KU GUULAYSO ABAAL MARIN
Shuruudaha Guulaystaha:
1- Si sax ah uga jawaab Suโaasha
2- Like garee Page-ka Azhar Pre-University College
3- Share garee Postiga
4- Like garee Postiga
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Hadii hal qof in ka badan ay buuxiyaan shuruudaha, si random ah (bakhtiyaa nasiib) ayaa loo dooranayaa qof-ka guulaystaha ah.
29/07/2026
๐๐ฒ๐๐ ๐ง๐ฒ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฒ๐ฟ ๐ฃ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ต๐ฒ ๐บ๐ผ๐ป๐๐ต
macalinkii ugu shaqada wanagsanaa xagga practice-ka bishan waa ustaad ๐ผ๐๐๐๐ฃ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐
๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐d
๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐
29/07/2026
๐ฝ๐๐จ๐ฉ ๐๐๐๐๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ฉ๐๐ ๐๐ค๐ฃ๐ฉ๐
macalinkii ugu shaqada wanagsanaa bishan college-ka azhar waa ustaad ๐ผ๐ฅ๐๐๐จ๐๐๐ ๐ช๐ง ๐๐ช๐จ๐ช๐ ๐๐ค๐๐๐ข๐๐
๐๐ข๐ฎ๐ฃ๐ข๐ญ๐ช๐บ๐ฐ ๐ถ๐ด๐ต๐ข๐ข๐ฅ
๐๐ข๐ฎ๐ฃ๐ข๐ญ๐ช๐บ๐ฐ ๐ถ๐ด๐ต๐ข๐ข๐ฅ
๐๐ข๐ฎ๐ฃ๐ข๐ญ๐ช๐บ๐ฐ ๐ถ๐ด๐ต๐ข๐ข๐ฅ
Azhar Pre-university College
27/07/2026
Celebrating excellence at Azhar Pre-university College Congratulations to all our students on this special milestone. Wishing you a future filled with success and endless opportunities. ๐