Course kan oo dhamaystiran cidii danaysa waxay nagala so xidhiidhi kartaa
63 4293798 and 65 9671646
PHARMACOLOGY
Caafi Online Academy
Caafi Online Academy
Caafi Online Academy ugu kaalay aqoon tayaysan oo qaab online ah ku baran karto
10/02/2024
Isku day suaashan jawabteda
17/10/2023
Mawduucani waxa uu ku saabsan yahay si yaaabaha khaldan ee loo isticmaalo dawooyinka iyo saamaynta xun ee ka timaada hadaba seminar kani waxaynu qaban doona habeenka jimcaha ee bishu tahay 20 October 2023 waxanad kala socon kartaa program ka zoom ta ado raacaya meeting ID ku qoran halkan hoose
Topic: common misuses of drugs and their negative impact
Time: Oct 20, 2023 09:00 PM
Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/6729084442?pwd=BALxHNbJ3idVYNUsVVXsJMYeGGb3Uy.1
Meeting ID: 672 908 4442
Passcode: rp72iL
14/07/2023
Tababar gaaban oo ku saabsan habka loo xisaabiyo gram ka daawada
Waxanad ku baranaysa qaab online ah
Hadaba kaa faaideyso fursadan adigo jooga gurigaaga goobtada shaqo iyo meelkasta oo ad jogtaba
Tababarku wuxu bilaabmaya 15 bishan July 2023
Wixi faahfaahin ah kala xidhiidh 634293798 ama 659671646
Sido kale waxad kaga biiri kartaa whatspp linkigan hoose
https://chat.whatsapp.com/JzPCzpZXCHqBriDgZBzlbo
18/11/2022
Ogeysiis
Dhaman bahda jecel barashada caafimadka waxan ugu bushaaraynayna in aanu bilaabayno course cusub oo la dhaho introduction to pharmacy wuxuna socon doona mudo gaaban xiliga uu bilaabmayana wa habeenka sabtida ay si baxayso
Hadaba course kan waxa lagu baranaya hordhac ku saabsan daawooyinka
Fadlan iska diwaangeli linkigan hoose
https://chat.whatsapp.com/J9naZRLQXIF80b2QLkAtES
Faahfaahin dheerada kalaso xidhiidh 4293798
Mahadsanid
Wad is diwaangelin kartaa si aad u hesho course kan oo dhamaystiran
Epidemiology weye course ku
Kala xidhiidh 4293798
03/11/2022
Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah course ad u muhiima oo lagu magacaabo epidemiology oo ah habka loo daraaseeyo xanuunada dhicitaankooda ,baahsanantoda iyo so noqnoqodkoda hab cilmi baadhisa hadaba waxad iska diwaangelin kartaa linkigan hoose
Si aad usii hesho xog dheeraada
Fadlan ka faaideyso fursadan
https://chat.whatsapp.com/HouiymA0kyR0PnRXBIXntK
Faahfaahin wixi inta dheer kalaso xidhiidh
0634293798
14/09/2022
Kuso dhawoow caafi online academy oo ku haya courses caafimada oo online ah
08/09/2022
Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah short course ad u muhiima oo ku saabsan drug calculation oo ah habka loo xisaabiyo gram ka dawada kaso muhiim u ah qofkasta oo ku shaqeeya xirfada caafimadka
Hadaba course ku gebi ahan wa free keliya waxad bixinaysa 2 dollar oo diwaangelina
Markad dhamayso courseka waxa lagu siinaya shahaado weliba si free ah
Hadaba fursadan yaanay ku seegin
Xiliga u bilaabmayo habeenka axadu so galayso 10/09/2022
Halkan iska diwaangeli
https://chat.whatsapp.com/D4rKboDcwVr3j54eCOrpbr
Ama kala xidhiidh 0659671646
02/09/2022
Fursad deeq waxbarasho oo 25 arday ah
Hadaba si aad uga mid noqoto 25 arday ee ku guuleysta fursadan fadlan shuruudahan hoos ku qoran buuxi
1. Page ka like 👍 saar CAAFI ONLINE ACADEMY
2. Siina share Garee postiga si uu u gaadho dad badan oo jecel waxabarashada
3. Warqad codsi ah na soqoro kunaso dir whatsapp number ka +252659671646
4. imtixaan tijaabo ah
Guul ban idin rajaynaya dhaman ka qayb qaatayasha
Wabillahi tawfiiq
01/09/2022
Fursad muhiima
Waxan kugu bushaareyneyna inaan bishan September aanu bilaabi doono insha allah courses cusub oo online ah kuna dhiganayso zoom ado jooga gurigaga ama goobtada shaqo
Hadaba yaanay ka xidhmin diwaangelintu
Halkan iska diwaan geli
https://chat.whatsapp.com/DB6h9GyhyjLHllj756AsB3
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco