18/05/2026
ุฎุชู ุฉ ูุงู ูุฉ โค๏ธ
"Waa eraygii Eebbaa iyo iftiin jiroo,
Waa mid aan isbeddelayn oo run ku salaysan,
Qofkii barta wuxuu helaa sharaf iyo hanuun."
๐จ๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ( ๐๐๐ )
18/05/2026
ุฎุชู ุฉ ูุงู ูุฉ โค๏ธ
17/05/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐๐๐ฆ๐๐ซ :
01/05/2026
๐ข ๐ช๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐ :
18/02/2026
๐BISHAARO BISHAARO :
Waxa uu Ugu Bishaareynayaa Markaska Al-Badar Ee Barashada Qurโaanka Kariimka ah iyo Culuumta Shareecadu Cid Kastoo Danaynaysa Barashada Tafsiirka Qurโaanka, In Markaska Bisha Barakaysan Ee Ramadaan laga Bilaabi Doono Tafsiirka Jus Camma.
๐ Maalinka Sabtida illaaa Khamiista.
๐ Salaada Duhur Ka Hor.
FG : Cid Kasta Way Ka Faa'ideysan Kartaa.
17/02/2026
๐
23/01/2026
Q3aad :
Sawirada Xafladii shalay Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026
Q3aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026
Q2aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026
Q1aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
19/01/2026
Inshllh Khamiista Iyo Maamuuska Ardeyda Dhameysay Qur'aanka iyo Higaada Ee Markazka Al Bader