GREEN HOPE Academy

GREEN HOPE Academy

Share

Kusoo dhawoow GREEN HOPE Academy taas oo kashaqaysa kor uqaadida xirfadaha kala duwan Academy GREEN

09/03/2023

Jumca wanaagsan dhammaantiin arday ,asxaab.

21/02/2023

ma ogtahay in Waqtigu yahay hantida kaliya ee aad haysato, waana cimrigaaga. Hadaba qaabka aad uga faa’idaysato, ayey guushaadu ku xidhantahay. Dadka ugu saamaynta badan Aduunka waa dadka nidaamiyey waqtigooda, samaystayna qorshayaal cadcad oo ay ku xaqiijiyaan hadafyadooda.

hadaba Course kan waxa aad ku baran doontaa qaabka ugu fiican aad u nidaamin lahayd wakhtigaaga.
ka faa'idaysi wanaagsan.

Halkan kala xidhiidh :
0634062960

31/01/2023

KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN.
GREEN HOPE Academy
0634062960

29/01/2023

HOPE ACADEMY
Course

Ma rabtaa inaad hesho madax banaani dhaqaale iyo mid shaqo labadaba ?

waxa aannu kuugu bushaaraynaynaa in aan kuu diyaarinay Course lagu baran doono xirfadaha suuq-gaynta Course-kan oo lagu baranayo habka suuq-gayn loo sameeyo iyadoo la adeegsanayo Technology-yada casriga ah Course kan oo ah (Digital Marketing).

Xirfaddani wax ay kaa caawin kartaa in aad si Madax banaan aad ugu shaqaysan karto lacagna aad ka samayn karto. Sidoo kale Course ka marka aad dhamayso waxa aad si Freelance ah aad uga dhex shaqaysan kartaa website ka www.suuqlink.com.

Course-kan waxa uu socon doonaa muddo 10 Cisho.
Course-Kan waxa uu ku baxayaa qaab Online ah .

Halkan iska diwaangeli ;
0634062960|| 0659639446

La wadaag asaxaabtada si ay uga faa'idaystaan fursadan. Mahadsanid

25/01/2023

Dhammaan ardayda fasalada 4 aad iyo 8 aad iyo cid walba oo danaynaysa barashada maadada xisaabta waxa aan ogaysiinaynaa in Kuliyadda GREEN HOPE ACADEMY ay kuu daahfurtay barnaamijkan la magac baxay Bar Ama Baro kaas oo ardayda lagu kaabayo maadada xisaabta. Ka faa'idaysi wanaagsan dhammaantiin.



Kala xidhiidh halkan:
063-4062960| 672034400
Tilmaan xafiiska : fooqa sagal jet dabaqa koowaad.

19/12/2022

GREEN HOPE Academy
ONLINE_COURSE _DIPLOMA

18/12/2022

Bushaaro bushaaro bushaaro

Fursad Dahabi Ah !

Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada adigoo gurigaaga ama goobtada shaqo jooga. Waxa aannu bilaabaynaa bishan 12aad course cusub oo diploma ah kuwaas oo ah aqoon iyo xirfad ku salaysan aasaasiyaadka iyo siraha ganacsiga. Qofkii aqoontan ama xirfadan koradhsadaa waxa uu awood u yeelan doona in uu si fudud ku bilaabo ganacsigiisa gaarka ah.

Waxa aannu bilbaaynaa maaddada nidaamka hal-abuurka ganacsiga iyo maamulka shirkadaha yaryar (Entrepreneurship and Small Business Management) oo Diploma ah.

Haddii aad xiisanayso si aad isku diwaangeliso La xidhiidh WhatsApp ka Call Center kuna dhufo Linkgan :
https://wa.me/message/QISPQDVCJNHOD1

Ama la xidhiidh numberada:- 0633133168/0634062960

.

29/11/2022

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Fursad Dahabi Ah !

Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada fagaare ka hadalka, dhis kalsoonidaada iyo hab hadalkaaga. Machadka GREEN HOPE ACADEMY , waxa uu ugu bushaaraynayaa ardayda jaamacadaha, ardayd dugsiyadda sare iyo qofkasta oo daynayna in uu horumariyo xirfaddiisa fagaare ka hadal iyo wax soo jeedin in uu machadku bilaabayo course ka fagaare ka hadal (Public Speaking). Waxa laguu tababari doonaa hab casriya oo tayadeedu aad u sarayso waana Practical 80% Waxa aannu kuu balan qaadaynaa in aannu kuu horseedi doono isbadal iyo horumar.

Diwaangelintu waxa ay xidhmaysaa 1/12/2022. Ayaan lagaa hor buuxin, hadda is diwaangeli.

Si aad isku diwaangeliso La xidhiidh qaybta WhatsApp Registration Center ka kuna dhufo Linkgan hoose :-

https://wa.me/message/QISPQDVCJNHOD1

Ama la xidhiidh numberada:- 0633133168/0659639446/0634062960.

.

26/11/2022

EFFECTIVE PUBLIC SPEAKING SKILLS

01.12.2022 waxay Green hope Academy qabanayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan xirfada fagaare ka hadalka, kaas oo muhiim u ah qof kasta. Inaad lahaato xirfada fagaare ka hadalka waa shay muhiim u ah noloshaada, haddii uu kaa maqan yahayna waa Xirfad muhiim ah oo kaa maqan, laguna dheer yahay.

Hadaba si aad isku diiwaan galiso ugana faa'idaysato Tababarka halka nagala soo xidhiidh ama soo booqo xafiiska kuliyada .

063-3133168 | 0659639446
Goobta: fooqa sagal jet dabaqa koowaad .

30/10/2022

| Ogeysiis| GREEN HOPE ACADEMY

Waxan kula socodsiineynaa in 3 maalin ay ka hadhsantahay xidhista isdiiwaangelinta Tababarka Horumarinta Shakhsiyada (personal Development skills ).

Hadaba hadii aad danaynayso in aad ka faa'idaysato tababarkan nagu soo booqo xarunta Kuliyada halkaas oo ay ka socoto diiwaan galinta ka faa'idaysadayaasha tababarkan .

Tilmaan : Fooqa sagal jet dabaqa labaad (Burco ).
063-3133168 |0659639446|
GREEN HOPE Academy

24/10/2022

Waxa Green Hope Academy qabanayaa tababar ku saabsan Xirfadda Horumarinta Shiqsiga (PERSONAL DEVELOPMENT SKILLS) tababarkan oo bixidoona mudo 2 cisho ah kuna astaysan 3-4-11-2022.

Tababarkan waxaad ku barandoonaa sida loo horumariyo shiqsiyada qofka, waxyaabaha lagu tayeeyo iyo guud ahaanba waxa qofka looga baahan yahay si uu u noqdo qof tayeysan noloshana kaalin mug iyo miisaan leh uga gelilahaa.
Hadaba si aad uga faa’idaysato Halkan nagala soo xidhiidh ama soo nagu soo booqo xarunta GREEN HOPE ACADEMY.

WhatsApp || 063-3133168

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco
252