Kaamil Training Center

Kaamil Training Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Training Center, Education, Burco.

Himilada kaamil Training Center waa in la dhiso bulsho iyo dhalinyaro ku suntan aqoon sare uleh cilmiga ay baranayaan kaasoo ay ku anfacaan bulshada iyo naftoodaba

Photos from Kaamil Training Center's post 15/08/2022

Waa ardaydii dhamaysatay Training kii ay bixisay mahadka tababarka kaamil Training Center. ee ahaa vaccination ka ee socday mudada kooban kuwaasi oo la gudoon siiyay certificate kii training ee ay ardaydaasi dhamaysteen.

Alla-mahadale.

Photos from Kaamil Training Center's post 26/07/2022

24/7/2022
Waxa soo gabagaboobay tababar ku saabsanaa talaalka, kaaso socday Muddo 7aad ah, tababarkaas waxaa ka faaidaystay qaybo kamida ardayda gobalka Togdheer, waxaanay ka dhaxleen khibrad ay ku shaqo tagi karaan iyo Shahaado.

13/07/2022

Maxadka tababarka iyo hurumarinta bulshada ee kaamil wuxu ugu bushaaraynayaa dhamaan ardayda gobolka togdheer ee dhamaysatay dugsiga sare inuu maxadku bixinayo course muhiim ah oo ah vaccination (basic injection) oo free ah fadlan si aad ugu faa idaysato iska diwaan geli link hoose mahadsanid

register here https://bit.ly/3xHp3hl

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco