Salaama Academy

Salaama Academy

Share

أكادمية سلام للعلوم والتطوير
House of knowledge & development.

16/05/2024

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.

Goobta: Google Meet.
Taarikhda: 17/5/2024.
Habeen dambe.
Saacadda:8:25

𝗟𝗶𝗻𝗸-𝗴𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗮𝗰 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 𝗴𝘂𝗿𝘂𝘂𝗯𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗶𝗱.
https://chat.whatsapp.com/Cc487IPG1OyI38p11fqXlB

13/05/2024

𝗟𝗨𝗨𝗤𝗔𝗗𝗔 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵-𝘁𝗮 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲
𝗞𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 6-𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗮𝗵

𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮;
1-Aas'aaska Luuqada iyo Erayo badan.
2-Xirfadd𝗮 Akhriska iyo Qoraalka English.
3-Ku hadalka .
4.Fahamka Luuqada iyo dhagaysigeeda.

𝗠𝘂𝗱𝗮𝗱𝘂;waa 6-bilood.
𝗛𝗮𝗯𝗸𝗮;waa Online
𝗖𝗶𝗱𝗱𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮;wa𝘅a dhigaya 2-macalin oo muddo 10-sanno ah dhigayay ilaa heer jamacadeedna ah.Luuqada English-tana Advanced-ku ah.
𝗚𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮;Wakhtigu adiga ayuu kugu xidhan yahay.
𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮;Waxaa lagugu diraya Telgaram iyo Whatsapp.
𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴𝘁𝗮;$8 kaliya.
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮; 𝗪𝗮𝗮 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮.
𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗵𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘆𝗮.

𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵;
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽-𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0633285950.

09/05/2024

𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗦𝗧𝗜𝗥𝗔𝗔𝗧𝗜𝗝𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗛𝗔𝗞𝗛𝗦𝗜 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡𝗘𝗘𝗗.

Goobta: Google Meet.
Taarikhda: 17/5/2024.
Linkgaas raac
https://chat.whatsapp.com/Cc487IPG1OyI38p11fqXlB

06/05/2024

𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙊𝙂𝘼𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎
Waxaa socota isdiwaangalinta Diplomada Luuqada carabiga waxaad helaysa labo qaybood;
1-heerka 1-aad.
2-heerka 2-aad.
Waa free. Kaliya isdiwaangalinta $5 ayaad bixinaysa.

Nagala soo xidhiidh.
WhatsApp-kan;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/

02/05/2024


KOORASKII,barashada Computer-ka way xidhantay waanay mahadsan yihiin walalaha tiradii lawgu talo galay soo buuxiyay

30/04/2024

Carabiga ku baro hab Online ah
adiga oo gurigaaga jooga,kadib hel shaahado Diploma ah muddo lix bilood gudaheed ah".

Nagala soo xidhiidh;
WhatsApp-kan
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0636828508.

29/04/2024

Xirfadda Barashada Aas-aas-ka Computer-ka
"Galaasyo Online ah ayaan kugu diyaarinay qaab casri ah (Digital) ee h**e isu diwaan gali adiga oo bixinaya $4 kadibna hel Shahaado Free ah.
Mudadu waaa Sadex bilood (3-months) oo kaliya.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-kan;
https://wa.link/5
Whatsapp;
https://wa.link/5fs80i
Ama call
0636828508.

Diwaangalintu waxay soconaysa 🔟 Cisho.
H**e isu diwaangali.

Faafi oo saaxibadda gaadhsi.

28/04/2024


Waxa diyaar inoo ah koorso ku saabsan English-ta ,Carabiga iyo Computer Skills.
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-ka
https://wa.link/5
https://wa.link/5fs80i
Ama call and WhatsApp
0636828508

28/04/2024

Ogaysiis
Salaama Academy ,waxay dib idiinku furtay Diploma-dii luiuqada carabiga Dufcadda 2-aad.
Waa free.kaliya waxaad bisha h**e bixinaysa shan dollar oo is diwaan galin ah.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp-ka ;
0636828508

20/04/2024

Maamulkii H**e & Maamulka Cusub
Waxaa xilka lakala wareegay maamulihii h**e Cali Cabdirashiid iyo Maamulaha Cusub Cali Cabdi Cabdilaahi.19/4/2024.

Cali Cabdirashiid,waxaa uu xilkaaas hayay ilaa Aas'askii Akaadamiyadda,muddo ku siman sanad iyo badh.2022/2024.
Imikana,waxaa hogaamin doonna Cali Cabdi Cabdilaahi.
Salaama Academy: Yoolkeedu waa Isbedel-doonnimo iyo ka shaqaynta iyo kor-uqaadista Waxbarashada hab toos (Ofline) iyo hab fogaan arag ah ( Online) iyo ka qayb ahaanshaha Arimaha bulshada.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco