01/05/2026
📢 𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒
Waxa la ogaysiinayaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta, ardayda iyo shaqaalaha Iskuulka Cali Binu Abii Daalib (Branch 2) in maalinta 𝗦𝗔𝗕𝗧𝗜𝗗𝗔 (02/05/2026) uu Dugsigu Ahaan Doono 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫, Maadaama Ay ku Beegan Tahay 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚
Dugsiga Waxa Dib Loo Furi Doonaa 𝗔𝗫𝗔𝗗𝗗𝗔 (03/05/2026).
✍️ Xafiiska Warbaahinta
Iskuulka Cali Binu Abii Daalib (Qaybta 2aad)
30/09/2025
🎓 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝 𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐐𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐁𝐢𝐧𝐮 𝐀𝐛𝐢𝐢 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛 𝟐
𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 – 𝟐𝟔/𝟎𝟗/𝟐𝟎𝟐𝟓, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐁𝐢𝐧𝐮 𝐀𝐛𝐢𝐢 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝟐 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧𝐚𝐲𝐝 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞.
✨ 𝐐𝐨𝐝𝐨𝐛𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚:
■- 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟒–𝟐𝟎𝟐𝟓
■- 𝐅𝐮𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔
■- 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐢𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚
👥 𝐌𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐢𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲:
- 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐋𝐨𝐨 𝐋𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 – 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐢
- 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 –𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐁𝐢𝐧𝐮 𝐀𝐛𝐢𝐢 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛
𝐒𝐡. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐗𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐈𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐞.
- 𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧, 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧, 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚
📚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐢𝐛𝐞𝐞𝐝 , 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐮 𝐚𝐲 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐫𝐫𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐚𝐡.
🏆 𝐔𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐚𝐲𝐧, 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐧𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐲𝐚𝐝𝐨 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐫𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲, 𝐭𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚.
#𝐂𝐚𝐥𝐢𝐁𝐢𝐧𝐮𝐀𝐛𝐢𝐢𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝟐
#𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝
#𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝟐𝟎𝟐𝟓
#𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧
#𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨
17/08/2025
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢
Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Ali Binu-Abii Daalib Schools Branch 2 waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda fasalka 8-aad,
sannad-dugsiyeedka 2024/2025, kuwaas oo maanta loogu dhawaaqay natiijada imtixaanka shahaadiga ah.
Waxaa farxad weyn noo ah in dhammaan ardaydu ay si guul leh uga gudbeen imtixaanka, dhibco fiicana keeneen, taas oo ka tarjumaysa dadaalkooda, juhdiga macallimiinta, iyo kaalinta waalidiinta.
Guushiinnu waa guusheenna, waana tallaabo kale oo idiin furaysa albaabada aqoonta iyo mustaqbalka ifaya
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗥 𝗞𝗔𝗟𝗘 – 𝗚𝗨𝗨𝗟𝗔𝗬𝗦𝗧𝗔!
28/07/2025
Wargalin muhiim ah:
Dugsiga Cali Binu Abii Daalib two
Waxa uu qaadanayaa fasalo cusub oo kala ah
KG, 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad iyo 7aad.
22/07/2025
Qayb Ka Mid Ah Sawirada Xafladii Soo Xidhitaanka Tarankii Kubada Cagta Ee Lagu Soo Xidhayay Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.