Ku soo dhawoow machadka Ogaal Online Academy
waxyaabaha uu idin hayo machadka Ogaal Online academy
waxa ka mid ah;
1)Quranka karimka ah oo laba qaybood ka kooban
• Akhriskisa
• Xifdintisa
2)Barashada luqada carabiga oo muddo kooban lagu baran doono.
3) Barashada culuumta shareecada oo iyana muddo koban lagu baran doono.
3) Barashada luqada afka somaliga.
oo loo dhigi doono ubadkeena ku dhashay qurbaha
kala soo.xidhidh
lanbarka what appka: +252634370849
Ogaal Online Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ogaal Online Academy, Education, wadada hawdka, Burco.
Ogaal Online Academy waa machad aad kabaran doonto akhriska sixida iyo xifdinta quraanka kariimka ah waxa kale oo aad ku baran doontaa luuqadaha sida carabiga iyo af somaliga adiga oo jooga gurigaaga ama gobtaada shaqo
17/08/2021
Dugsiga ogaal online Academy Barashada Qur,aanka kariimka
Dugsiga Ogaal online Academy Barashada Qur,aanka kariimka
https://youtu.be/aK6J-5dyV_0
Dugsiga ogaal online Academy Barashada Qur,aanka kariimka
https://youtu.be/aK6J-5dyV_0
15/04/2021
Bushaaro Bushaaro Bushaaro
Waxa uu qadanayaa machadka Ogaal Online Academy fasalo cusub
waxa ka mid ah
1)Quranka karimka ah oo saddex qaybood ah,
• Akhriska
• Sixida
• Xifdinta
2)Barashada luqada carabiga oo muddo kooban lagu baran doono.
3) Barashada culuumta shareecada oo iyana muddo koban lagu baran doono.
4) Barashada luqada afka somaliga.
Hadaba waxa aan u sheegaynaa dadwaynaha jecel wax barashada in uu qaadan doono machdku fasalo kooban ee h**e u gaadha inta aan la idinka buuxin.
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
WhatsApp: +966532654029
Call number: 0634370849
FG:
waliba waxa jira barnaamijyo
loogu talogalay ardayda dhamaysay quranka karimkaa ee raba qabkii ay u xifdiyi lahaayeeen
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadada Hawdka
Burco
252