09/06/2026
🎓 Labadan kooras kee jeclaan lahayd in la bilaabo?
Orbit International College waxay qorshaynaysaa inay bilowdo mid ka mid ah labadan Short Courses ee aadka loogu baahan yahay.
1️⃣ Advanced WordPress
Baro samaynta website-yo qurux badan oo xirfad leh adigoon wax code ah qorin.
2️⃣ Digital Marketing
Baro suuq-geynta casriga ah, xayeysiisyada online-ka, iyo kobcinta ganacsigaaga dhanka internet-ka.
📢 Waxaan rabnaa fikraddaada!
💬 Comment-ka ku qor:
1 = Advanced WordPress
2 = Digital Marketing
Doorashadaadu waxay naga caawin doontaa inaan furno koorsada ay ardaydu ugu baahi badan yihiin.
Orbit International College - Burao
We provide high quality academic training to enhance your qualifications, skills in the field of ICT
05/06/2026
ℍ𝕒𝕞𝕓𝕒𝕝𝕪𝕠 ℍ𝕒𝕞𝕓𝕒𝕝𝕪𝕠 ℍ𝕒𝕞𝕓𝕒𝕝𝕪𝕠
𝓓𝓮𝓭𝓪𝓪𝓵 𝓭𝓱𝓮𝓮𝓻𝓪𝓭 𝓪𝓱 𝓪𝔂𝓪𝓪𝓭 𝓶𝓾𝓾𝓳𝓲𝓼𝓮𝓮𝓷.
05/06/2026
🌙 Jumca Kariim 🌙
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ
🤲 اللهم اجعل هذا اليوم فرجًا لكل مهموم، وشفاءً لكل مريض، واستجابةً لكل دعاء.
Orbit International College – Burco
📞 Line: 717889
04/06/2026
Somaliland Ministry of Education and Science
Orbit International College - Burao
Orbit Tech and Telecom Hargeisa
04/06/2026: waaxda (License)bixinta WWB&S somaliland Mudane: C/axmaan Xasan Cabdilaahi (Qahar) ayaa maanta gudoonsiiyey Ruqsaddii Waxbarashada sannadka 2026/2027 Orbit International College - Burao iyo Hargeisa.
Agaasime C/axmaan Xasan Cabdilaahi (Qahar) ayaa xusay in kusoo baxay qiimayntii guddi ahaan ay ku sameeyeen goobaha bixiya aqoonta yada ee dalka, ORBIT qeybihiisa Gobolka iyo na ay buuxiyeen shuruudihii iyo sharcigii WWB&S somaliland sidaa darteedna loo cusboonaysiiyey (License) 2026/2027.
Ruqsaddan cusub waxay caddayn buuxda u tahay sida WWB&S JSL ugu kalsoontahay uguna qanacday tayada aqoonta uu bixiyo iyo manhajka waxbarasho ee dhanka yada ee ay curiyeen maamulka iyo macalimiinta ORBIT.
waxa uu uga mahadcelinayaa WWB&S JSL cusbooneysiinta (License) 2026/2027, waxaanu balanqaadayaa in uu sii derdergaliyo korna u qaado xirfaddaha la xidhiidha yada.
Xafiiska Warbaahinta Ee ORBIT.
04/06/2026
Ma garanaysaa jawaabta saxda ah ee su'aashan C++? 🤔💻
Koodhka kor ku xusan si taxaddar leh u eeg kadibna dooro jawaabta saxda ah. 👨💻👩💻
✅ Tijaabi aqoontaada Programming gaar ahaan C++
✅ Kordhi fahamkaaga coding-ka
✅ La wadaag saaxiibbadaa jawaabta aad u malaynayso inay sax tahay
💬 Ku qor jawaabtaada comments-ka: A, B, C mise D?
📍 Orbit International College
📞 Line: 717889
01/06/2026
🎓 JUNE INTAKE 2026 – MS OFFICE AFTERNOON CLASSES 🎓
Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo xirfadahaaga kombiyuutarka iyo Ka Shaqaynta xafiisyada? Hadda waa fursaddaadii!
✅ Computer Basics
✅ MS Word
✅ MS Excel
✅ MS Access
✅ MS PowerPoint
✅ Printer & More
🕓 Class Times:
• 4:00 PM
• 5:00 PM
• 6:00 PM
• 8:00 PM
📍 Goobta:
Masjid Sunne Area, agagaarka Birlishka Dahabshiil Ex-Xaarwada Bridge, Burco.
💡 Baro xirfadaha lagama maarmaanka u ah shaqada, ganacsiga, iyo waxbarashada casriga ah.
📞 WhatsApp / Contact: 065-4230105
🏫 Orbit International College
"Building Skills for the Future"
01/06/2026
Advanced ICT Core Courses.
31/05/2026
Engineer Shafici Axmed Calin ,
Bare Sare , oo ka mid ah macalimiin ka ahwl gala Orbit International College - Burao ,
Gaar ahaan Advanced ICT Department.
31/05/2026
Engineer Abdiqani Abdilahi Ali ,
Bare Heer Sare ka gadhay Aqoon ICTga iyo Technologyadda ,