03/09/2024
Waxa galabnimadkii shalay oo taariikhdu kubeegnayd /02/9/2024/ booqashu isugu jirta dardaaran iyo duco uugu yimi
Culimo reer bakistaan ah wxaanay ardaydu kuqaabileen culimada farxad iyo niyadsami
Allaa mahadle
05/06/2024
Maanta oo aytaarikhdu tahay 05 /6/2024 maalin arbaca ah 'waxa soo dhamaday imtixaankii ardayda Machadu al furqaan ee degmada beer intaas kadibna waxa ardaydu galeen fasaxoodii sanadlaha ahaa oo ah mudo bil iyo badh ah jawi farxadeed iyo niyadsami buu kusoo dhamaaday imtixaankaasii alle mahadii
Wxanay maamulka iyo macaliminta maxadku ardayda siiyeen talooyin iyo dardaarano dhaxal gal ah
Allaa mahadleh
29/12/2023
Alle mahadii ,waxa galabta oo ay taarikhdu tahay29/12/2023/galab jimce,ah ,tartan ciyaareed ,dhex maray,laba tiim,oo ,ardayda maxadka kamid ahi ,kuwada ciyaareen,ciyaar fainaliy ,ah yagoo muujiyay labada kooxoodba ciyaar wanaag ,halkaasoo guushu kuraacday koobkii dhexyaalayna ay, qaaday kooxdii ,fc,furqaan،ta yaryar,
Waxaanay kusoo dhamatay jawi degan
Allaa mahdleh
14/12/2023
Bahwanta machadu al furqaan ee degmada beer,waxay dhambaal hambalyo tahniyad iyo ducoba udirayaan ,arday,sakariye siciid aadam,oo khatimay,quraanka kariimka ah 2ba jeer,shalayna xaflad wayn oo duco ah loogu dhigay,barxada maxadka
Alle waxaanu uwaydiinaynaa sakariye ,yare in uu quraankaa ku anfaco waalidkiina ku anfaco
Kii dalka iyo dadka iyo diintabaku anfacana alle kayeelo
Amiin aamii. Aaamin
05/10/2023
Waxa shalay oo taariikhdu ahayd/05/10/2023 tar tar aqoon iswaydaarsi ahi dhexmaray,laba ,fasal oo kamid ah ardayda Machadu al furqaan ee degmada beer, waxanay guushu raacday, فصل عمر ، waxaanuu ku dhamaday ,jawi degen iyo farxad laba dhinacba ku qanceen natijadii,kasoo baxday ,tartankaas
Allaa mahadleh
30/01/2023
Waxa aanu galabta booqasho ku tagnay dhismaha cusub ee machadka alfurqaan qaybtiisa gandahaar oo ay kusocotay dhisme qol ah oo lagu kordhinayo machadka
12/07/2022
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxa dhamaan la ogaysiinaya dadwaynaha kudhaqan degmada beer iyo nawaaxigeeda in dib ay bilaabmayso daraasadii machadka furqaan ee degmada beer barri oo arbaca ah taarikhduna aytahy 13 /7/2022 waxa kale oo machadku ogaysiinayaa dadwaynaha in laqaadanyo sanadkan arday cusub oo kakooban heerarka kala duwan ee machadka
Wabilahi tawfiiq
19/12/2021
Waxa saaka oo ay taariikhdu tahy 19/12/2021 subax axad ah dhamaday imtixanki teramka ee machadaka furqaan intaa kadib waxa barxada maxadka kukulmay ardayda iyo macaliminta yadoo wacdi iyo waanoba lasiiyay ardayda lana fasax mudo laba isbuuca
16/12/2021
Alle mahadii saaka oo ay taarikhdu tahay 15/12/2021 waxa si rasmiya ufurmay imtixanakii teramka ahaa ee machadka alfurqaan ee deg beer
Waxan umahadcelinaynaa mamulka iyo macaliminta iyo ardaydayda iyo dhamaan bahda reer furqaan
Wabilahi tawfiiq